02/12/2022
Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis ....
Ma ku fakartay noloshada in adigoo wadankaada hooya jooga ad ushaqa tagtid shirkada waaweyn ee ku yaala yurub iyo maraykan ama austaralia .adigoo qarash kaa bixin...
Ma jeceshahay inaad kusameysid naftaada horumarin sido kala ma jeceshahay inad sara u qaadid xirfadaada ama aqoontaada? haday jawaabtaadu haa tahay ardayda soomaliyeed meel waliba ay joogaan waxaa ugu busharayneeynaa inaan idiinku deeqnay waxbarasha bilaash ah laga bilaabo
02/Dec/2022 ilaa 06/Dec/2022...
Waxaana kuu diyaar ah course yada kala ah:
1.Graphic design oo ka kooban 3 course socon doonana sadax bilood . Waxad ku baran dontaa sida losameya ID card ka, bodhka, logada, busines cardka , Youtube Art, facebook cover , post yada facebook iyo waxii loga shaqaysan lahaa shirkada dabacada & xayaysiinta.. marka dhamaysatid course kaan waxa kugu cawin doona inad kushaqaystid free lancer (adigoo wadanka joga inad ushaqa tagtid msushaar badana ad ka heshid shirkada wadanka dibadiisa ku yaalo
2. video editing oo ka koban 2 course socon doona laba bilood.
3. English Level 1 oo socon doona 4 bilood
4.Carabi Level 1 oo socon doonaa 4 bilood
dhamaan couse kaas aan idiin so xusnay waa frre marka laga reebo diiwangalinta
.............. SHURUDAHA ......
1.inaad haysatid internet joogta ah
2. inad haysatid laptop ama disktop ama mobile
3. Course walba waqtiga logu tala galay wa inad ku dhamaysaa
4. Cashar waliba oo ad qadata wa inaad la so wadagtid macalimiinta si lagaaga saxa loona ogaada heerka ad tagantahay mar waliba
5. waa inaad bixisaa lacag diiwangalin ah oo $5 ah taas oo u dhiganta xubin nimadaada ama inad member ka noqoray shabakada Hayaan college.
iska diiwaan gali link gaan hoose kadibna la soo xidhiidh whatsapp kaan si lagugu fasaxa course ka ad donaysay +252672024857
https://hayaancollege.com/student-registration/