Ridwan Qayrawani

Ridwan Qayrawani

Share

Page-kan waxa aan iskula wadaagi doonaa qoraalo kookooban oo ku saabsan diinteena suuban

12/04/2023
23/03/2023

Waxa Berri inoo bilaabmi doonta bishii barakaysnayd ee Ramadan. Waxa aan halkan idinkula wadaagayaa qaar ka mid ah wanaagyada (Fadaa'isha) bisha Ramadan:-

1. Bisha Ramadan waxa la furaa albaabada Jannada.
2. Bisha Ramadan waxa la xidhaa albaabada Naarta.
3. Bisha Ramadan waxa la xidhaa shayaadiinta kuwooda madaxa adag.
4. Soonka Bisha Ramadan waxa lagu dhaafaa dunuubta.
5. Bisha Ramadan waa bishii quraanka
6. Bisha waxa ku jira habeenka laylatul qadriga oo ka fadli badan kun habeen

Guud ahaan bisha Ramadaan waa bil ka duwan bilaha kale waa bil u baahan dadaal joogtaa iyo ka faa'idaysi. Bisha Ramadan waa fursad sanadkii hal mar ku soo marta oo aad ku sixi karto wixii kaa qaldamay sanadka intiisa kale.

Insha allah inta lagu gudo jiro maalmaha bisha barakaysan ee Ramadan waxa aan isla wadaagi doonaa qoraalo kookooban oo aynu kaga hadli doono Ramdanta iyo wixii la xidhiidha ee axkaam ah.

Ridwan Indhayare

04/02/2023

Rag waa shaah ...

21/12/2022

Dikrigu waa quudka quluubta.

19/12/2022

N̶o̶ ̶A̶f̶r̶i̶c̶a̶n̶ ̶t̶e̶a̶m̶ ̶h̶a̶s̶ ̶e̶v̶e̶r̶ ̶r̶e̶a̶c̶h̶e̶d̶ ̶t̶h̶e̶ ̶W̶o̶r̶l̶d̶ ̶C̶u̶p̶ ̶s̶e̶m̶i̶-̶f̶i̶n̶a̶l̶s̶
🇲🇦 MOROCCO 🇲🇦

Mid ka mida dhacdooyinkii ugu xiisaha badnaa ee world cup-kii xalay soo afmeermay.
Morocco waxa ay masaxday kalmadii ahayd (Ma jiro team African ah oo abid soo gaadha semifinalka koobka aduunka) oo hadda laga joogo markii la bilaabay 90 sanadood.





Photos from Dawladda Hoose ee Caasimadda Hargeisa's post 12/12/2022
14/07/2022

Deg Deg: Alle ha u naxariisto, Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey ( Aadan Siiro) ayaa ku geeriyooday dalka Hindiya oo uu muddooyinkii u dambeeyey xaalad caafimaad u joogay.

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Wadada Madaxtooyada
Hargeisa