26/10/2022
Rugta barashada aqoonta ee *Raar Education Center* waxay kuu haysaa aqoonta *Qiimaynta Dhismaha* , ruux kasta oo doonaaya inuu hormariyo xirfadiisa shaqsiyadeed, sidoo kalena doonaaya inuu midida u afaysto suuqa si uu ugu guulaysto tartanka suuqa.
Koorsadan waxaad ku baranaysaa:-
1. Qiimaynta Dhaqaalaha Dhismaha.
2. Tiirarka Qiimaynta Dhaqaalaha Dhismaha.
3. Halbeeg qaadashada Guryaha kala duwan.
4. Si guud maxaad u baahan tahay inaad aqoon u yeelato intaanad bilaabin qiimaynta.
■●■●■●■●■●■
Haddii Alle ogolaado waxaa barashadeennani ku bixi doontaa Google Classroom kaasi oo ah hab online ah, koorsadani waxa ay dib u bilaabmaysaa maalinta salaasada ee bishu tahay 01.Nov.2022 inaguna soo fool leh.
Isdiwaan gelintu waa ay socotaa h**e u tiigso.
Kala xidhiidh
*0633809386*
*0659988010*
05/10/2022
19/09/2022
09/09/2022