Xidhiidhiye online marketing

Xidhiidhiye online marketing

Share

WAXA AAD SI SAHLAN NOOGA HELI DOONTAA DHUL ,GURYO ,GAWAADHI IIB AH IWM INTABA. NALA SOCODA BULSHADA SHARAFTA LEH.

Photos from Xidhiidhiye online marketing's post 19/08/2024

2saac gudohood 3daa caruur ah midina mid la socon ayaa baraha bulshada ama Facebook lagu soo baahiyey in ay lumen ama ay baal mareen guryihii oo ay garanwaayeen ,sidaana ku ambadeen.
Maxaa sababay ayey kula tahay soo badashada ambadka caruurta?!
Waxay u badan tahay sannad dugsiyeedkan cusub ayaa la qoray dhallaankan SCHOOL AMA MADAARIS .
Caruurtuna xillaganoo kale may baran wali guriga iyo goobta wax barashada waddooyinka iyo marinnada ku habboon ,sidaa aawadeed way habaabayaan dhallaanki.
Waalidoow caruurtaada ka war hay rabbi ayaa wax dhawreee.
Ubadkaaana baahiya inta laga helaay insha allaah.
shaafici daahir waa la helay alx.

03/01/2024
20/11/2023

With Weriye Axmed-seeko – I just got recognized as one of their top fans! 🎉

22/08/2023


FUDAYDINTA BAAHIDA BULSHADA.

Gaadhi RAM AH
OO IIB AH.
FADLAN
Tell us 063-4088516/065-9262001

Photos from Xidhiidhiye online marketing's post 21/08/2023

Gaadhi iib ah , fursad weeye macmiilkayagow.
Mahadsanid.
Macmiil soo follow garee si aad mar uun fursaddaada uga hesho ,oo aad baahidaada uga gudato.
and comment

20/08/2023

Ku iibso kana iibso ,ku kirayso gurigaaga oo ka kirayso guri aad degto.

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Hargeisa