Soobe General Trading

Soobe General Trading

Share

Qalab dhisme oo la isku halayn karo. WhatsApp- riix halkan. So we have solved your problem. Join our online quran schools to see our performances.

https://wa.me/message/GHWFRFP6UWTCE1




LEARN ONLINE QURAN CLASSES WITH ELMI ACADEMY:
Many of us seek Quran Teacher in our life to Teach Quran Online with proper Tajweed Rules recitation method and most of them find right for themselves and some of the people can not find right Wanted Quran teacher who could teach them Quran with proper recitation method. You can start quran classes our Elmi Aca

27/04/2026

Ma u baahan tahay qalab dhisme oo tayo leh? Soobe general trading waxay kuu haysaa agab jaban. Nagala soo xidhiidh numberada shaashada ku qoran.

28/01/2026
28/01/2026

Bal ayaan darada intaaleeg eeg ee intaasoo masuul isku soo raaceen oo qaarkood iyagoo cadaaladii baanu joognaa leeyihiin, waxa yare ku tilmaamay nafdhan oo goday
inlayidhaa waa waxa iska yar hadii xataa qaladkaasi aanu jirin sow inay hooso u dhameeyaan iyaga masuuliyadeedu masaarna, waa umada caafimaadkoodu yahay mid arsaaqa iyo macaasha rag u ah oo qof ba maalin ay iska biishaan
Cidna uma maqan ceelna uma qodan

22/01/2026

Madaxweynaha Somaliland oo shirka Davos kaga hadlaya maalgashiga Dekedda Berbera iyo maalgalinta Imaaraatka.

22/01/2026

: Madaxweynaha Somaliland iyo shirka Davos, oo kahadlaya maalgashiga Dekeda Berbera ee ImaaraatkU maalgaliyey.

22/01/2026

Dakhligii kasoo bixi jiray Kaadhka dhalashada ee Soomaaliland oo maanta lagu wareejiyay Wasaaradda Maaliyadda JSL.

H**e waxaa farriintan innoola wadaagay garyaqaanka reer Somaliland ee Guuleed Dafac, waxaanay u muuqataa jawaabta su'aalihii uu hor dhigay dawladda.

Guuleed Dafac ayaa yidhi:

"Kaadhka dhalashadu waa 15 dolllar. Haddii ay qaataan 3 Milyan waa: 15 x 3,000,000 =45,000,000 (45 milyan) oo Doolar.

1. Lacagtaasi ma tahay mid cashuur bixiyaha ku soo noqonaysa oo gelaysa khasnadda Dawladda?

2. Go’aankii h**e madaxwaynuhu u soo saaray ee ahaa inaan hay’adaha xukuumaddu ee aan ahayn maaliyaddu aanay qaadi karin lacag, ma waxba iska bedelay?"

22/01/2026

: Raiisal Wasaaraha Hindiya ayaa Israel booqanaya bisha soo socota. Somaliland ayaa kamida qodobbada miiska saaran ✅

22/01/2026

: Muqdisho waxa lagaga dhawaaqay Guban State oo beesha Ciise leedahay caasimadiisuna tahay Seylac.

Waxa ay xukuumadda Somalia h**e u sheegtay in ay samaynayso maamul goboleedka oo xaruntiisu tahay Boorama kaas oo sida cad hadda qorshihiisa loo duway dhanka Saylac.

28/03/2022

🔰Elmi Islamic Academy.

WhatsApp: riix https://wa.me/message/GHWFRFP6UWTCE1

For learn Quran and sharia where ever you are in your home or workplace and we serving the Somali community residing in the West, child and old and we have services that you will like.

⚠️"Barista Quraanku Wuxuu u baahan yahy, Aqoon, Farsamo wax dhigis, Iyo Sida loo dhigo".

🔰ELMI ISLAMIC ACADEMY
wuxu diyaar ugu yahy walaalaha Jooga dalka dibadiisa Ee jecel barashada Quraanka, Shariicada, arabicga, Yar iyo wayn, inuu diyaar kuula yahy Wax barasho Tayo leh.

WhatsApp : +252 63 751 3338

16/02/2022

Gabadh yar oo si cajiib u akhriyaysa quraanka.

Mashallah soo qor ❣

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Hargeisa