Al azhar home teaching center

Al azhar home teaching center xarun utaagan kor u qaadida iyo tayaynta ilmaha xarun u heelan tayaynta tacliinta qaybaheeda

FURSAD: MUHIIM AH WAALID.Dhammaan waalidiinta ku dhaqan magaalada Hargeisa xarunta AL-azhar home teaching center waxa ay...
30/07/2023

FURSAD: MUHIIM AH WAALID.

Dhammaan waalidiinta ku dhaqan magaalada Hargeisa xarunta AL-azhar home teaching center waxa ay ugu bishaareynaysaa in ay diyaar kuugu yihiin macalimiin kuugu imanaya gurigaaga ama gootaada shaqo.
Macalimiintaas oo idinka haqabtiri doona dhamaan waxyaabaha hoos ku xusan :

1) KAABISTA CASHARADA SIDA
♤ quraanka iyo kutubta diiniga ah
♤ Primary
♤ KG

2) BARASHADA LUUQAHA SIDA
♤ ENGLISH
♤ ARABIC
♤ SOMALI

3) BARASHADA XISAABTA
♤ Bilow
♤ Dhex dhexaad
♤ iyo dhamaystirba leh

4) WAXBARASHADA DADKA WAAWAYN
♤ farbarashada
♤ xisaabta
♤ soomaaliga iwm

Haddaba Al-azhar home teaching center waxa ay kuu diyaarisay macalimiin:

◇ macalina la hubo tayadiisa wax barid
◇ damaanad buuxda
◇ tacliin heer sare ah
◇ shahaado la aqoon sanyay
♧ intaas iyo in ka badanba ugu kaalay Al-azhar home teaching center

Hadaba waalid uga faaidee ubadkaaga oo la ogow xarunta
● hada dalbo oo hada hel macailn tayo saro leh

Wixii faah faahin ah ee intaas dheer la xidhiidh lambaradan hoos ku xusan
• 063-3824260
• 063-6295262
• 063-4781722

Whatsapp number: 063-3824260
Email. [email protected]

Address

Hargeisa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al azhar home teaching center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Al azhar home teaching center:

Shortcuts

Share

Category