04/08/2023
*بسم الله الرحمن الرحيم*
*🔵 Ku Soo Dhawaada Machadka Al-Ixsaan ee Culuumta Shareecada 🔵*
Saddex qaybood ee machadku ka kooban yahay.
1️⃣ Barashada culuumta sharciga ah.
2️⃣xifdiga quraanka.
3️⃣Tasxiix iyo ijaasada quraanka.
👇👇👇👇👇
*🌸Qaybta 1aad 🌸*
Barashada mawaad taxane ah ❗
⚪Caqiidada ⚪ Fiqhiga
⚪ Xadiiska ⚪ xusnul muslim
*Qaybta Labaad*
⚪casharka oo laguu mariyo.
⚪Tajwiid
⚪subcis maalin walba.
*Qaybta Saddexaad*
⚪Sixitaan ⚪ Tasxiixa
⚪tuxfaha iyo jazariyaha
*Macalimiinta machadka*
*Maryam*
💭 Master of Management and Planning
💭 ijaazada quraanka
💭 Lix sano oo waayo aragnimo macalinimo ah
*Saynab*
💭 Master of Management and Planning
💭ijaasooyin badan oo kutubta cilmiga shareecada
💭 Shan sano oo waayo aragnimo ah oo macalinimo ah
*Shuruudaha ku biirista machadka❗*
🟧Da'da Ardaygu ugu yaraan waa 14 jir.
🟧Qoraal iyo akhriska Carabiga inaad taqaan (qaybta Culuumta Shareecada).
🟧Inaad haysato buugaagta (qaybta Culuumta Shareecada).
🟧Ka qayb galka casharka iyo su'aalaha casharka
🟧Daryeelidda imtixaannada toddobaadlaha ah
🟧Bixinta kharashaadka bishii.
🟧qaybta ijaasada shardigeedu waa inaad xifdisantahay quraanka.
👇👇👇👇
🔊 Qiimaha qaybta kowaad waa $20 bishii
🔊 Qaybta labaad waa $15 bishii
🔊 Qaybta 3aad $50 bishii
Baraarujin:-
*Isqoristu waxay dhamaanaysaa 15ka bisha.*
*📢Si aad ugu biirto machadka, la xidhiidh lambarka soo socda*
👇👇
252634045395