10/12/2025
➡️Koorsadani waa koorso u furan inamo iyo habloba. Waa koorso aan ku bixin doono manhaj dhamaystiran qaybtiisii koobaad bisha 12 ee December IA.
➡️Waa koorso aan ugu talagalay in ay casharadeedu ku baxaan hab maqal iyo muuqaal ah, oo aad kala socon karto wadan kaste oo aad joogto, sidoo kalena aad ka daawan karto meel kaste oo aad ku sugan-tahay.
➡️Casharada ku bixi doona koorsadani waa kuwa halkan hoose ku qoran. ⬇️
* Sida aad u sawiri karto riyadaada sanadlaha ah sanadkan.
* Sifooyin fursad kuu siin doona in aad la xidhiidho quruxda iyo duwanaan-shiyaha gudahaaga ah.
* Ku noolaan-shiyaha nolol ku matasha adiga. Sidee?
* La dhaqanka iyo aqbalida caadooyinka ku dabraya.
* Su.aalo quseeya mustaqbalkaaga iyo hadafyadaada.
* Su.aalo nafta lagu laylyinayo.
* Fahamka Is-bedelka si xeel-dheer.
* Isleegta aasaaska u ah is bedelka.
* Fahamka caadooyinka la hadhka ah.
* La dhaqanka iyo aqbalida caadooyinka ku dabraya.
* Ka bogsashada caadooyinka la hadhka ah.
* Fahamka mas.uul iska noqoshada.SIDEE?
* Fahamka xamaasada.
* Fahamka cabsida.
↪️Hadyad kuula socota coursekan;
* Fahamka hibada.
* 4 Nooc oo ay dadku u qaybsamaan dhanka hibada, hadaf yeelashada, iyo aragtida. [ Casharo ka mida course h**e oo ay iibsadeen ku dhawaad 100 qof. ]
➡️Ka dhigo koorsadan mid aad ugu mahad-naqdo naftaada sanadkan, una hadyee casharo aad ku kobciso maankaaga bilahan ugu dambeeya sanadkan.
➡️ Iska diwaan gali whatsapp numberka ku yaalla sawirada dhinacooda, kana faa.ideyso inta aan la gaadhin xaddiga tirada aan boosaskooda u baahannahay. Mahadsanid.🌷
21/09/2024
24/02/2024
13/12/2023
24/10/2023