Happy 18 may Somaliland 🟢⚪🔴
Sh muuse Duaale primary and KG school
Primary and Kg school
17/05/2025
Maamulka macalimiinta iyo ardeyda dugsiga hoose dhexe ee Sh muuse Duaale primary and KG school waxay hambalyo u dirayaan guud ahaan shacabka jamhuuriyada somaliland meel kasta oo ay joogaan Munaasibada xuska maalinta qaranimada jamhuuriyada Somaliland ee 18 may.
23/04/2025
Xaflada abaalmarinta ardayda ku guulaysatay tartankii sanad dugsiyeedka ee ka socday dugsiga Sh muuse Duaale primary and KG school gaar ahaan fasalka ABE
Dugsiga Hoose dhexe ee Sh muuse Duaale primary and KG school planting project
Móhâmêd Âpdîfâtââx Môhâmôûd
Abdifatah Ahmet Nor
Hambalyo dhamaan ardayda dugsiga hoose dhexe ee sheekh muuse ducaale
Waxaan ugu hambalyaynaynaa in dhamaan ardaydii u fadhiisatay imtixaanka shahaadiga ah ee sanad dugsiyeedka 2022/2023 Ay wadda Baaseen
alla mahad leh❤️
20/05/2023
Imtixaanka Teeramka 2aad ayaa saaka ka bilaabmey Dugsiga Hoose dhexe ee Sh muuse Duaale primary and KG school ardeyda waxan u rajeynaynaa Guul.
18/05/2023
Tartan aqooneed ah maadada xisaabta oo u socday ardeyda Fasalka 5aad ee dugsiga Sh muuse Duaale primary and KG school ayaa soo gabagaboobey.
18/05/2023
Maamulaha Dugsiga Sh muuse Duaale primary and KG school oo shahaado sharaf ey gudoonsiiyeen Fasalka 5aad.
16/05/2023
qaar ka mid ah sawirada ardeyda Fasalka 4 aad ee hablaha oo xaflad u qabtey macalimiinta Dugsiga Sh muuse Duaale primary and KG school
11/05/2023
page kani waa pageka rasmiga ah ee Dugsiga hoose dhexe ee sheikh muuse ducaale ee kuyaala Degmada 31 may gaar ahaan xaafada faluuja.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Hargeisa
252
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 00:00 |
| Tuesday | 07:00 - 00:00 |
| Wednesday | 07:00 - 00:00 |
| Saturday | 07:00 - 00:00 |
| Sunday | 07:00 - 00:00 |