Daami Public Library

Daami Public Library Maktabadda Akhriska iyo Qoraalka ee Xaafadda Daami

Sawirada: Xubnaha Naadiga Akhriska ee KOBOC oo soo qaban qabiyey mawduuc muhiim ah oo ku saabsan horumarinta iyo mustaqb...
15/08/2026

Sawirada: Xubnaha Naadiga Akhriska ee KOBOC oo soo qaban qabiyey mawduuc muhiim ah oo ku saabsan horumarinta iyo mustaqbalka Naadiga.

Dhammaan xubnaha Naadiga Akhriska ee KOBOC waxaay si diirran kugu marti qaadayaan in aad kale soo qayb gashid kulanka Ji...
09/08/2026

Dhammaan xubnaha Naadiga Akhriska ee KOBOC waxaay si diirran kugu marti qaadayaan in aad kale soo qayb gashid kulanka Jimcaha, kaas oo lagu soo jeedin doono mawduuc muhiim ah oo ku saabsan horumarinta iyo mustaqbalka Naadiga.
Ka soo qaybgalkaagu waa muhiim,

Guddoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee WADDANI Mudane Xirsi Cali X. Xasan ayaa ku Wareejiye Maktabada buuga "Miisaanka Ca...
17/07/2026

Guddoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee WADDANI Mudane Xirsi Cali X. Xasan ayaa ku Wareejiye Maktabada buuga "Miisaanka Caddalada iyo Muhiimadda Sharciga".

Gudoomiyaha Maktabadda Yaasir Cali Faahiye ayaa uga mahad naqaya Mudane Xirsi Cali X. Xasan tirada buggaagta ee uu ku wareejiyey Maktabadda.

Mar walba waxaanu u mahadcelinaynaa cid kasta oo ka qeyb ah Iftiinka iyo Aqoonta Xaafadda aanu ka wadno.

Casuumaad.Waxaan si weyn oo xushmad iyo qadarin leh kuugu martiqaadaynaa inaad nagula soo biirto kulan aqooneed lagu qab...
02/07/2026

Casuumaad.

Waxaan si weyn oo xushmad iyo qadarin leh kuugu martiqaadaynaa inaad nagula soo biirto kulan aqooneed lagu qabanayo Maktabadda Daami, maalinta Khamiista galinka dambe.

Kulankan waxaa lagu gorfayn doonaa buugga "Fanka Kalinimada", waxaana falanqayntiisa hoggaamin doona Ustaad Sacad C/laahi Axmed (Hormuud). Buuggan waxaa turjumay Maxamed Siciid Ayaanle.

Faahfaahinta Kulanka:

Taariikh: 04/07/2026
Maalin: Jumcaha
Waqti: 4:00 PM – 6:00 PM
Goob: Maktabadda Daami

Soo dhowow, kana soo qaybgal kulan aqooneed oo kobcinaya fahamka iyo is-dhaafsiga fikradaha. Joogitaankaagu wuxuu qiime weyn u yeelayaa kulanka.

Sawirada qaybta 3aad: Kulanka Dhiirrigelinta Ardayda Fasalka 8-aad ee Dugsiga Hoose/Dhexe ee Cali Ikhwaan.
26/06/2026

Sawirada qaybta 3aad: Kulanka Dhiirrigelinta Ardayda Fasalka 8-aad ee Dugsiga Hoose/Dhexe ee Cali Ikhwaan.

Sawirada qaybta 2aad: Kulanka Dhiirrigelinta Ardayda Fasalka 8-aad ee Dugsiga Hoose/Dhexe ee Cali Ikhwaan.
25/06/2026

Sawirada qaybta 2aad: Kulanka Dhiirrigelinta Ardayda Fasalka 8-aad ee Dugsiga Hoose/Dhexe ee Cali Ikhwaan.

Kulanka Dhiirrigelinta Ardayda Fasalka 8-aad.Maktabadda ayaa lagu qabtay kulan lagu dhiirrigelinayay ardayda fasallada 8...
25/06/2026

Kulanka Dhiirrigelinta Ardayda Fasalka 8-aad.

Maktabadda ayaa lagu qabtay kulan lagu dhiirrigelinayay ardayda fasallada 8-aad ee Dugsiga Hoose/Dhexe ee Cali Ikhwaan. Kulanka waxaa ka soo qayb galay maamulka dugsiga, kuwaas oo ardayda ku boorriyay dadaal, akhlaaq wanaagsan iyo u diyaar-garowga imtixaannada.

Sidoo kale, Ustaad C.raxmaan Axmed Maxmauud (Sameeco) ayaa ardayda siiyey talooyin iyo tusaalooyin qiimo leh oo ku saabsan muhiimadda waxbarashada, dadaalka joogtada ah, iyo sida ay u gaadhi karaan guulo waxbarasho iyo kuwo nololeed.

Kulanku wuxuu ku soo dhammaaday jawi dhiirrigelin iyo rajo wanaagsan leh, iyadoo ardaydu ka faa’iidaysteen talooyinkii iyo tilmaamihii la siiyey.

Maktabadda Akhriska iyo Qoraalka ee Xaafadda Daami waxay si sharaf leh idiinku casuumaysaa kulan wacyigelin caafimaad oo...
04/06/2026

Maktabadda Akhriska iyo Qoraalka ee Xaafadda Daami waxay si sharaf leh idiinku casuumaysaa kulan wacyigelin caafimaad oo uu soo jeedin doono Dr. Faysal Cabdi, oo ah dhakhtar ku takhasusay cudurrada guud. Sida aynu la wada soconno, waxaa dhawaan Somaliland ku faafay xanuunka xumaddu. Sidaa darteed, kulankan waxaa lagu falanqayn doonaa waxa sababa xanuunkan, calaamadihiisa, hababka looga hortagi karo, iyo tallaabooyinka ku habboon ee la qaadayo marka uu qofku xanuunsado. Haddii aad doonayso inaad wax badan ka ogaato xanuunkan iyo sida looga badbaadi karo, fadlan ka soo qayb gal kulankan muhiimka ah.

Mahadsanidiin.

Maamulka Maktabaddu Waxaay idinkugu tahniyaynayaan dhalashada bisha barakaysan, bisha khayrka leh ee Ramadaan.
17/02/2026

Maamulka Maktabaddu Waxaay idinkugu tahniyaynayaan dhalashada bisha barakaysan, bisha khayrka leh ee Ramadaan.

Sawiro qaybta 3aad: muhiimada waxbarashada iyo sida ay bani’aadamka u sharafayso kana dhigto mid hodan ah. Mustafe Xasan...
06/02/2026

Sawiro qaybta 3aad: muhiimada waxbarashada iyo sida ay bani’aadamka u sharafayso kana dhigto mid hodan ah. Mustafe Xasan Daahir (Wasiir).

Address

Hargeisa

Telephone

+252637166655

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daami Public Library posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Daami Public Library:

Shortcuts

Share