Al khayr Academy أكادمية الخير

Al khayr Academy أكادمية الخير

Share

Kani waa Bogga Rasmiga Ah Ee Academiyada Al Khayr

29/06/2025


#1447 #2025
Al khayr Academy أكادمية الخير

25/06/2025

📌 DAWRO CiILMIYEED:
📢 𝐎𝐠𝐚𝐲𝐬𝐢𝐢𝐬 𝐎𝐠𝐚𝐲𝐬𝐢𝐢𝐬 𝐎𝐠𝐚𝐲𝐬𝐢𝐢𝐬
Waxa La Ogaysiinayaa Qofkasta Oo Jecel Barashadaa Culuumta shareecada, In ay Qab Soomi Doonto Dawra Cilmiyedki Xagaga Qabsoomi Jirtay Ee 4 Aad Taas Oo Sovonaysa Muddo Bila ah.
🕌 GOOBTA: 𝐵𝑎𝑟𝑡𝑎 𝑇𝑒𝑙𝑒𝑔𝑟𝑎𝑚𝑘𝑎 𝐼𝑦𝑜 𝑊ℎ𝑎𝑡𝑠𝐴𝑝𝑝 𝐺𝑟𝑜𝑢𝑝𝑘𝑎
⏰️ Waqtiga Dawradu: 𝑆𝐴𝐵𝑇𝐼 𝐼𝐿𝐴𝐴 𝐾ℎ𝑎𝑚𝑖𝑠
➡️Waxa ay Bilaabmi Doontaa Dawradu Maalinka Salaasada 01/07/2025 مـ 06/01/1447هـ,ـ
📝𝑳𝑰𝑵𝑲𝑺 𝑯𝒐𝒐𝒔𝒆 𝑰𝒔𝒌𝒂 𝑫𝒊𝒘𝒂𝒏 𝑮𝒆𝒍𝒊
⤵️⤵️⤵️⤵️⤵️⤵️⤵️
{https://surveyheart.com/form/685bbbadfbb5b464068a0b70}
🟢𝑾𝒉𝒂𝒕𝒔𝑨𝒑𝒑 𝑫𝑨𝑾𝑹𝑨𝑫𝑨 𝑰𝑺𝑲𝑨 𝑫𝒊𝒘𝒂𝒏 𝑮𝒆𝒍𝒊:
wa.me/252672034105

15/06/2025

عن معاوية رضي الله عنه قال: سمعت النبي صلى الله عليه وسلم يقول:
«مَنْ يُرِدِ اللهُ بِهِ خَيْرًا يُفَقِّهْهُ فِي الدِّينِ، وَإِنَّمَا أَنَا قَاسِمٌ، وَاللهُ يُعْطِي، وَلَنْ تَزَالَ هَذِهِ الْأُمَّةُ قَائِمَةً عَلَى أَمْرِ اللهِ، لَا يَضُرُّهُمْ مَنْ خَالَفَهُمْ، حَتَّى يَأْتِيَ أَمْرُ اللهِ»[متّفق عليه]
Al khayr Academy أكادمية الخير

15/06/2025

Bedelisa ku Sameynay Logo dii academy saas haloolaa Socdo 2022----2025
Al khayr Academy أكادمية الخير

15/06/2025

Dhawaan Filo Dawro Cilmiyeedki 4Aad
Ee ay Soo Qaban Qaabiso Academic Al Khayr
Ee Online ka ku Baxda.

30/08/2024

Ardaydeena qaliga Ee academical khayr ku taxan kana faaideysatay waxaa ka mida Ustaad! 💎 Apdirahmaan Haji Maano

Sidoo kale waxaa ka mida ardaygan Qaaligaa Ee

(Salah Yaasiin) allah ha dhowro.

hanbalyo hanbalyo dhammantii ardaydayda Al khayr Academy أكادمية الخير , fans

Photos from ‎Al khayr Academy أكادمية الخير‎'s post 29/08/2024

Koowaad Ardayda Dhameysatay Dawrada Socotay muddad Bisha ah kuwaas Oo ka faaideysatay.

Al khayr Academy أكادمية الخير

Photos from ‎Al khayr Academy أكادمية الخير‎'s post 29/08/2024

#إلى هذا المعلمين الرائعين الذين تميز بالأخلاق والشخصية القوية والشخصية اللطيفة، شكراً لكم على جهودكم الطيبة.
#كل عبارات الشكر لا يمكن أن تعبر عن مدى تقديرنا واحترامنا لكم.
Al khayr Academy أكادمية الخير

Photos from ‎Al khayr Academy أكادمية الخير‎'s post 29/08/2024

Dawrada Duruusta ka bixin jiray Ee Sida milgaha Leh iyo maamuuska uga Qayb Qaatay.
Al khayr Academy أكادمية الخير

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Hargeisa