Xalane primary school, Branch 2

Xalane primary school, Branch 2

Share

Xalane primary and kg school,s

Branch 2

04/08/2025

Ugu kaalay magtabada dugsiga

04/08/2025

Is qoristu way socotaa h**e ugaadh

04/08/2025

Adeegyada dugsigu kuu soo kordhiyey sannad dugsiyeedkan cusub ee 2024/2025
Maktabad aad loo qalabeeyey oo dhammaan adeegyadii waxbarasho kudhanyihiin

Photos from Xalane primary school, Branch 2's post 29/06/2025

Sawirro Qaybta 4aad : Abaal marinta ardeydii dhamaysay xifdiga qur,aanka kariim,ka .


Xalane primary school, Branch 2

Photos from Xalane primary school, Branch 2's post 29/06/2025

Sawirro qaybta 3aad : abaal marinta ardeyda fasalka 1A oo ku guuleysatay tartan aqooneedkii 2024_2025 ee dugsiga hoose dhexe ee xalane primary 2


Xalane primary school, Branch 2

Photos from Xalane primary school, Branch 2's post 29/06/2025

Sawirro : Abaal marinta barayaasha dugsiga .


Xalane primary school, Branch 2

Photos from Xalane primary school, Branch 2's post 28/06/2025

Xaflad Heer Sare Ah oo Ka Dhacday hall,ka masno
__________________________________________________
Maanta oo tariikhdu ku beegnayd 28/June / 2025 ,Kuna beegan 3/ Muharram/ 1447kii hijraga , waxaa masno hall ka qabsoontay xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay, tasoo ay kasoo qayb galeen maamulka sare ee dugsiyada xalane primary schools, waalidiin ,culimo , cuqaal iyo marti sharaf ka socotay wasaaradda wax barashada Somaliland . Xafladu waxay xambaarsanayd shan u jeedo oo waaweyn .

1. Sagootinta ardeyda fasallada sideedaad ee dhamaystay sannad-dugsiyeedka 2024–2025, kuwaasoo si rasmi ah dugsiga uga baxay
2. Abaalmarinta ardaydii dhammeysay xifdiga qur,aanka kariimka qaybta machadka xalane ee galinka danbe .
3. Abaal marinta ardeydii ugu saraysay school,ka sannad dugsiyeedkan 2024_2025
4. abaal marinta waalidiintii sida fiican ula shaqaysay xafiiska Waxbarashada ee dugsiga
5. iyo sidoo kale abaal marinta macalimiintii ugu wanaagsanayd sannad dugsiyeedkan 2024_2025

■Xafiiska warbaahinta dugsiga xalane primary school branch 2

Xalane primary school, Branch 2

Photos from Xalane primary school, Branch 2's post 06/05/2025
23/04/2025

Diyaargawga maalinta qaran ee ardeyda Dugsiga xalane oo bilawday maanta

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Hargeisa