Africa Humanitarian Institute

Africa Humanitarian Institute AHI is a non-profit providing education and training in humanitarian aid and development for a better

๐ŸŽฏ Ma doonaysaa inaad noqoto Hoggaamiye iyo Maamule Mashruuc oo xirfad leh?Ku biir Leadership and Project Management for ...
01/08/2026

๐ŸŽฏ Ma doonaysaa inaad noqoto Hoggaamiye iyo Maamule Mashruuc oo xirfad leh?
Ku biir Leadership and Project Management for NGOs oo ku baro xirfadaha ay maanta raadinayaan NGO-yada iyo hay'adaha horumarinta.

๐Ÿ“š Waxaad baran doontaa:
โœ… Leadership Fundamentals
โœ… Project Management
โœ… Monitoring & Evaluation (M&E)
โœ… Project Planning & Ex*****on
โœ… Team Leadership
โœ… Budget & Resource Management

๐ŸŽ“ FREE Certificate
๐Ÿ’ฐ Registration Fee: $7
๐Ÿ“ฒ Casharradu waa Recorded Lessons, sidaas darteed waxaad bilaabi kartaa isla marka aad isdiiwaangeliso, waxaadna ku baran kartaa wakhtiga kuugu habboon.

๐Ÿ“ฉ Riix "Send Message" ama nagala soo xiriir WhatsApp si aad isu diiwaangeliso oo aad u bilowdo casharrada maanta.

๐ŸŽ“ ๐๐š๐ซ๐จ ๐—๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ก๐ข๐ฅ๐š๐š๐Ÿ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ข๐๐๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ฌ๐ข ๐—๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐ ๐‹๐ž๐กKhilaaf kasta xal buu leeyahay, balse qof kasta ma yaqaan...
25/07/2026

๐ŸŽ“ ๐๐š๐ซ๐จ ๐—๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ก๐ข๐ฅ๐š๐š๐Ÿ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ข๐๐๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ฌ๐ข ๐—๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐ ๐‹๐ž๐ก

Khilaaf kasta xal buu leeyahay, balse qof kasta ma yaqaan sida loo helo xalka.
Mararka qaar hal eray ama hal go'aan ayaa go'aamiya in khilaafku ku dhammaado isfaham ama uu isu beddelo kala fogaansho. Xallinta khilaafaadka iyo dhisidda nabaddu waa xirfado lagu barto aqoon iyo tababar.

Diploma in Conflict Resolution and Peace Building waxaad ku baran doontaa:

โœ… Sababaha iyo noocyada khilaafaadka
โœ… Hababka casriga ah ee xallinta khilaafaadka
โœ… Dhexdhexaadinta (Mediation) iyo wadaxaajoodka (Negotiation)
โœ… Ka hortagga khilaafaadka
โœ… Farsamooyinka dhisidda nabadda
โœ… Heshiisyada nabadda iyo dib-u-dhiska bulshada colaadaha ka soo kabanaysa
Conflict Resolution and Peace Building.

๐ŸŽ“ 100% Online Learning
๐Ÿ’ฐ Registration Fee: $14
๐Ÿ“ฒ Isdiiwaangeli maanta.
WhatsApp:
๐Ÿ“ž +252634124 865
๐Ÿ“ž +252659166 058

๐˜ฟ๐™ž๐™ฅ๐™ก๐™ค๐™ข๐™– ๐™ž๐™ฃ ๐™Ž๐™ค๐™˜๐™ž๐™–๐™ก ๐™’๐™ค๐™ง๐™  ๐™–๐™ฃ๐™™ ๐™ƒ๐™ช๐™ข๐™–๐™ฃ ๐™Ž๐™š๐™ง๐™ซ๐™ž๐™˜๐™š๐™จDad badan ayaa xiiseeya inay ka shaqeeyaan hay'adaha samafalka iyo mashaariicda...
20/07/2026

๐˜ฟ๐™ž๐™ฅ๐™ก๐™ค๐™ข๐™– ๐™ž๐™ฃ ๐™Ž๐™ค๐™˜๐™ž๐™–๐™ก ๐™’๐™ค๐™ง๐™  ๐™–๐™ฃ๐™™ ๐™ƒ๐™ช๐™ข๐™–๐™ฃ ๐™Ž๐™š๐™ง๐™ซ๐™ž๐™˜๐™š๐™จ

Dad badan ayaa xiiseeya inay ka shaqeeyaan hay'adaha samafalka iyo mashaariicda horumarinta bulshada, balse waxay la kulmaan caqabado ay ka mid yihiin aqoon iyo tababar la'aan. Diploma-dan waxay ka kooban tahay 10 koorso oo muhiim ah.

1. Social Work and Human Services
2. Elements of Social Work Interventions
3. Social Policy and Planning
4. Human Resource Management
5. Monitoring and Evaluation
6. Problem Solving and Decision Making
7. Good Governance
8. Leadership and Project Management for NGOs
9. International Humanitarian Law
10. International Cooperation and Humanitarian Aid

Fee: $14

Nagala soo xiriir Whatsapp: +252634124865

Ma doonaysaa inaad horumariso xirfadahaaga hoggaamineed, maareynta mashaariicda, gargaarka bani'aadannimada, xalinta khi...
09/07/2026

Ma doonaysaa inaad horumariso xirfadahaaga hoggaamineed, maareynta mashaariicda, gargaarka bani'aadannimada, xalinta khilaafaadka iyo horumarinta bulshada?
Africa Humanitarian Institute waxay kuu soo bandhigaysaa koorsooyin xirfadeed oo tayo sare leh, kuwaas oo loogu talagalay ardayda, shaqaalaha hay'adaha, xirfadlayaasha iyo qof kasta oo doonaya inuu kobciyo aqoontiisa iyo mustaqbalkiisa shaqo.

โ€ข Conflict Resolution and Peace Building
โ€ข Humanitarian Response and Disaster Management
โ€ข Procurement and Logistics Management
โ€ข Project Planning and Management
โ€ข Leadership and Project Management for NGOs
โ€ข Social Work and Human Services
โ€ข Crisis Management
โ€ข Social Policy and Planning
โ€ข Effective Problem Solving and Decision Making
โ€ข Good Governance

For registration and more information:WhatsApp: +252 634 124 865

Ma fahamsan tahay sida cuntada aad maalin kasta cunto ay u saameyso caafimaadkaaga?Human Nutrition Course wuxuu ku baray...
25/05/2026

Ma fahamsan tahay sida cuntada aad maalin kasta cunto ay u saameyso caafimaadkaaga?

Human Nutrition Course wuxuu ku barayaa aasaaska nafaqada caafimaadka leh iyo fahamka cuntada ku habboon caafimaadka jirka.

๐Ÿ’ฐ Only $7

๐Ÿ“ฒ WhatsApp: +252 634 124 865

โšก Is-diiwaangelintu way furan tahay.

Social policy and Planning
14/05/2026

Social policy and Planning

๐Ÿšจ CRISIS MANAGEMENT Learn how to prepare, respond, and recover effectively during emergencies and crises.This profession...
14/05/2026

๐Ÿšจ CRISIS MANAGEMENT

Learn how to prepare, respond, and recover effectively during emergencies and crises.

This professional course is designed for students, humanitarian workers, NGO staff, and professionals who want practical crisis management skills for real-world situations.

๐Ÿ“š What You Will Learn:
โ€ข Understanding Crisis & Emergency Situations
โ€ข Crisis Response Strategies and Planning
โ€ข Emergency Communication Skills
โ€ข Coordination & Decision Making Under Pressure
โ€ข Recovery, Evaluation & Lessons Learned

๐ŸŽ“ Certificate Included
๐Ÿ’ฒ Course Fee: Only $7
๐Ÿ“ Flexible Learning
๐ŸŒ Open to All Students & Professionals

๐Ÿ“ฒ Register Now:
WhatsApp: +252634124865

โœจ Be Prepared. Be Confident. Make an Impact.

๐ŸŽ“ 3 ๐—ž๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€ ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต ๐—ฎ๐—ตWaxaanu mar kale qaadanaynaa 20 arday oo cusub si ay uga faaโ€™iidaystaan 3-da kooras ee bilaashka ah...
14/05/2026

๐ŸŽ“ 3 ๐—ž๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€ ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต ๐—ฎ๐—ต

Waxaanu mar kale qaadanaynaa 20 arday oo cusub si ay uga faaโ€™iidaystaan 3-da kooras ee bilaashka ah.

๐Ÿ“œ Certificate-ku waa FREE
โณ Tirada ardaydu waa xaddidan tahay.
๐Ÿ‘จโ€๐ŸŽ“Haddii aad diyaar tahay, soo gujji linkgan๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
https://wa.me/message/ZFTIOWOCULURF1

01/05/2026

๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—ต๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ป๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ฎ๐—ป ๐—ฅ๐—ฒ๐˜€๐—ฝ๐—ผ๐—ป๐˜€๐—ฒ ๐˜๐—ผ ๐—ฐ๐—ผ๐—ป๐—ณ๐—น๐—ถ๐—ฐ๐˜ ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—ฑ๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐—บ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜

Baro xirfadaha lagama maarmaanka ah si aad uga jawaabto xaaladaha degdegga ah iyo masiibooyinka. Diploma-dan waxay ka kooban tahay 10 kooras oo dhammaystiran oo kaa caawinaaya inaad kasbato aqoon iyo xirfado muhiim ah si aad bulshada ugu adeegto si xirfad leh.

1. International Cooperation and Humanitarian Aid
2. International Humanitarian Law
3. Conflict Resolution
4. Monitoring and Evaluation
5. Human Resource Management
6. Project management for NGOs
7. Humanitarian response to conflict and disaster management
8: Project Planning and Management
9. Elements of Social Work Interventions
10. Social Policy and Planning

Ha moogaan fursaddan! Ku bilow safarkaaga xirfadeed maanta.

Riix linkigan hoos si aad isku diiwaangeliso:
https://wa.me/message/ZFTIOWOCULURF1

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Africa Humanitarian Institute posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Africa Humanitarian Institute:

Shortcuts

Share

Category