Al-Taqwa Home Teaching Centre

Al-Taqwa Home Teaching Centre Our vision is to get well educated and sociable children.

Adopted the circumstances and global change.You deserve the best education.Teaching the easiest and most effective way.

Welcome to Altaqwa Home teaching center.
27/03/2024

Welcome to Altaqwa Home teaching center.

πŸ“š Transform your child's learning journey with Al-Taqwa Home Teaching center.
26/03/2024

πŸ“š Transform your child's learning journey with Al-Taqwa Home Teaching center.

Waalid ubadkaaga uga faaidee fasaxa oo hel macallin guriga ku kaaba ardaydaada.
03/07/2023

Waalid ubadkaaga uga faaidee fasaxa oo hel macallin guriga ku kaaba ardaydaada.

The leading home schooling centre in Somaliland.
30/12/2022

The leading home schooling centre in Somaliland.

Ku xidhnow AL-TAQWA HOME TEACHING CENTRE.
29/12/2022

Ku xidhnow AL-TAQWA HOME TEACHING CENTRE.

Great event 😊 We are one community, with one objective. More other beautiful, productive and  outstanding years. Inshall...
09/09/2022

Great event 😊

We are one community, with one objective.

More other beautiful, productive and
outstanding years. Inshallah.
For the coming days we will display our core achievements for these years so far.
Congratulations πŸŽ‰πŸŽŠ

ALTAQWA HOME TEACHING CENTRE.23 August, 2022Wargelin.  Ugu horeyn waxa mahad balaadhan u sugnaatay Illaahay , marka xigt...
23/08/2022

ALTAQWA HOME TEACHING CENTRE.

23 August, 2022

Wargelin.

Ugu horeyn waxa mahad balaadhan u sugnaatay Illaahay , marka xigta macallimiinta iyo waalidiinta ku xidhan page-kan waxbarasho fudeydinta ah ee Altaqwa Home teaching centre.

Waxa aannu ku wargelinaynnaa dhammaan bulshoda ku dhaqan Magaaladda Hargaisa, in ay dib u bilaabmatay qaadashada fasalo iyo macallimiin cusub . Iyada oo laga duullayo sanad dugsiyeedkan cusub, waxa aannu soo kordhinay hab-raacyo u sahlaya waalidiinta iyo macallimiintaba in ay si fudud ula socdaan heerka uu ardeygu marayo, qiimeynta fahanka iyo kobcinta wax qabadka ardeyga.

ALTAQWA HOME TEACHING. La soo xidhiidh numberada hoos ku xusan.

Bar-bilowga fiicani waxa uu astaan u yahay dhammaadka wanaagsan.

Allaa mahad leh

Contact: 0634871773. / 0633064441

ALTAQWA HOME TEACHING CENTRE ************************************* Rajab 28, 1443 AH1 March ,2022ALTAQWA HOME TEACHING C...
01/03/2022

ALTAQWA HOME TEACHING CENTRE
*************************************

Rajab 28, 1443 AH
1 March ,2022

ALTAQWA HOME TEACHING CENTRE waxa ay shaacinaysaa fursad shaqo oo macallinimo. ka faa'ideyso inta aanay kaa xidhmin. Sida oo kale la sii wadaag asxaabtaada iyo bahda kale ee xiisaynaysa.

Ku soo hagaaji arjiga(CV)emailkan;

Email:[email protected]

ALTAQWA HOME TEACHING CENTRE ************************************* Jumada II 23, 1443 AH26th January,2022ALTAQWA HOME TE...
26/01/2022

ALTAQWA HOME TEACHING CENTRE
*************************************

Jumada II 23, 1443 AH
26th January,2022

ALTAQWA HOME TEACHING CENTRE waxa ay shaacinaysaa fursad shaqo oo macallinimo. ka faa'ideyso inta aanay kaa xidhmin. Sida oo kale la sii wadaag asxaabtaada iyo bahda kale ee xiisaynaysa.

Ku soo hagaaji arjiga(CV)emailkan;

Email:[email protected]

ALTAQWA HOME TEACHING CENTRE ************************************* Jumada II 21, 1443 AH24th January,2022ALTAQWA HOME TE...
24/01/2022

ALTAQWA HOME TEACHING CENTRE
*************************************

Jumada II 21, 1443 AH
24th January,2022

ALTAQWA HOME TEACHING CENTRE waxa ay shaacinaysaa fursad shaqo oo macallinimo. ka faa'ideyso inta aanay kaa xidhmin. Sida oo kale la sii wadaag asxaabtaada iyo bahda kale ee xiisaynaysa.

Ku soo hagaaji arjiga(CV)emailkan;

Email:[email protected]

ALTAQWA HOME TEACHING CENTRE ************************************* Jumada II 10, 1443 AH13th January,2022ALTAQWA HOME TE...
13/01/2022

ALTAQWA HOME TEACHING CENTRE
*************************************

Jumada II 10, 1443 AH
13th January,2022

ALTAQWA HOME TEACHING CENTRE waxa ay shaacinaysaa fursad shaqo oo macallinimo. ka faa'ideyso inta aanay kaa xidhmin. Sida oo kale la sii wadaag asxaabtaada iyo bahda kale ee xiisaynaysa.

Ku soo hagaaji arjiga(CV)emailkan;

Email:[email protected]

Address

Hargeisa
Β±252

Telephone

+252634871773

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Taqwa Home Teaching Centre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Al-Taqwa Home Teaching Centre:

Shortcuts

Share

Category