Markazu Daaru Mutaqin qur,an online
sakadib walalyl waxanu Markizkan u furnaysiday dadku ubarnlahayeen Quranka iyo shareca islamka waxa
11/06/2021
Ma jeceshahay quranka karimka ah walal ?.
Madonayasa inad barato, diyaariso AMA muraacayso QURAANKA KARIMKA
FADLAN NAGALA SOO XIDHIIDH
063 3230712
21/04/2021
21/04/2021
Wallal adoo mahadsan fadlan like saar page
29/03/2021
*Sidee lagu ogaadaa inaad qabto coronavirus?*
1. Cun-cun dhuunta ah
2. Dhuunta oo qalasho
3. Qufac qalalan
4. Heer kulka oo aad u sarreeyo
5. Neefta oo yaraato
6. Urka oo tago
*Qalabka Caafimaad ee Covid oo looga baahanyahay guriga:*
1. Kaniiniga Paracetamol-ka ah
2. "Betadine" oo ah daawo afka lagu dhaqo laguna luq-luqdo
3. Vitamin C iyo Vitamin D3
5. Cuntooyinka laga helo Vitamin B complex
6. Capsule lagu ridayo biyo kulul kadibna la isku uumiyo muddo 10 daqiiqo ah si loo nadiifiyo neef mareenka
7. Qalabka lagu cabbiro oxygen-ta
8. Dhalada ay ku jirto oxygen-ta (waxa loo isticmaalaa xaaladda khatarta ah kaliya)
9. Jimicsi si aad u hesho oxygen
Saddexda marxaladood ee Covid:
1. Covid ku dhaco kaliya sanka - in laga bogsado waxay qaadataa maalin barkeed (isku uumi uumiga biyaha kulul), isticmaal Vitamin C, marxaladdaan markuu marayo qandho malaha, Waa calaamad la'aan.
2. Covid ku dhaco dhuunta - wuxu leeyahay dhuun xanuun, in laga bogsado waxay qaadataa 1 maalin (ku luq luqo biyo kulul, cab biyo kulul) haddii ay qandha jirto isticmaal paracetamol, Vitamin C iyo Vitamin B complex, Haddii ay xaaladda ka sii darto isticmaal qalajiyayaal (antibiotics).
3. Covid ku dhaco sambabada - wuxu leeyahay qufac iyo neefta oo qofka dhibto muddo 4 ilaa 5 maalmood ah. (isticmaal Vitamin C iyo Vitamin B complex, ku luq luqo biyo kulul, isticmaal qalabka lagu cabbiro oxygen-ta, paracetamol, hadii ay xaaladda kasii darto waxa loo baahanyahay dhalada ay oxygen-ta ku jirto in lagu xiro qofka, cab dareere badan, samee jimicsi si aad oxygen badan u qaadato.
Marxaladda ay tahay inaad ka ag dhawaato isbitaal:
La soco heer oxygen-taada, haddi ay oxygen-taada kasii yaraaneyso 92 (heerka laga rabo waa 98 - 100) markaas waxad u baahantahay in lagugu xiro oxygen. Haddii ay guriga kuu taalo dhalada oxygen-ta leh uma baahnid in isbitaal lagu seexiyo
*Ku sugnow caafimaad qab, ku sugnow bad-qab!*
Fadlan u gudbi inta aad xiriirka la leedahay.
Ma ogid inaa cawin doontid e .
✍️me
صلوا علي الحبيب محمد صلي الله عليه وسلم يا أحبابي الكرام رزقكم الله من حيث لا تحتسب
صلوا علي الحبيب محمدا صلي الله عليه وسلم
03/02/2021
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
إخوتي أعزاء هل تريد أن تتعلم القرآن الكريم وعلومه ؟
نحن مستعدون لنعلمكم القرآن إذ إستعد سفر لتحفيظ القرآن والتصل بنا
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Hargeisa