08/01/2021
Message MaRkasuL aL WaxYaYN oNliNe TeachiNg 🎧📚
QUR,AAN ONLINE
ku baro qur,aanka kariimka ah qaab casri ah oo online ah
*_______________________*
_(ku baro quranka adoo jooga gurigaga ama goobtada shaqo)_
*________________________*
▪︎Muddo Kooban▪︎
*qaabkee ayay casharadu u baxayaan*?
___________________________
waxay ku baxayaan hab _*maqal iyo muuqal ah*_
adigoo si toos ah ula socon karto macalimka
*•qaabkeen uga qayb qaadan karaa?*
___________________________
_waxaad uga qayb qaadan karta moobeelkaaga
Gacanta ah iyo inaad diyar u tahay barashada quranka_kariimka ah
*•imisa sanno ayan ku dhamayn karaa quranka?*
_________________________
kolay waxay ku xeran tahay dadaalkaaga
Iyo fahamkaaga
lkn anagu quranka ugu badnaan waxan Ugu dhamaynaa
*2 sano
*sideen ugu qayb qaadanaya imtixaanada?*
waxaad ugu qayb qadanaysaa hab *online* ah
*imisa cisho ayaan dhigan karaa?*
waxad dhigan kartaa:-
*24 saa
on WhatsApp. https://wa.me/message/KSOQHHIWTJUDK1