IQra Islamic Online مركز اقرأ

IQra Islamic Online   مركز اقرأ Ku soo dhawoow Dugsiga barashada culuumta shareecda Ee daarul quraan islamic online.

🤩🤩
20/07/2021

🤩🤩

18/07/2021

Fadliga carafa!!!

16/07/2021

Malin jimce ah weeye walaalayaal
" Aynu badino salliga nabiga صلئ الله عليه وسلم"
😍صلى الله عليه وسلم😍

😍 Dugsiga Darul-qoraan online😍   Ku baro quraanka kariimka iyo culuumta sharciga ah muddo kooban .   (3bilood) (2 sanno)...
15/07/2021

😍 Dugsiga Darul-qoraan online😍
Ku baro quraanka kariimka iyo culuumta sharciga ah muddo kooban .
(3bilood)
(2 sanno)
,siiro iyo carabi.
Sidoo kale waxaa ku diyaad ah fasalo dadka waawyn u gaar ah oo loogu talagalay dadka aan waxba qorin waxna akhrin.
Dugsiga waxaa ka hawl gasha macalimad dhigtaa culuumta sharciga.
Iyo macalimiin aqoon u leh luqada Englishka kuuguna dhigi doona Englishka caruurta aan somliga gareen ee ku dhashat dibadda.
H**e u gaadh Dugsiga Daarul-quraan online islamic .

21/06/2021

Ka faaidyaso wanaaga!!🤩🤩

29/05/2021

Labada qolo ee ilahay jannada ka xaaramtimeeyay!!!!
Sheekh xuseen cali jabuuti

Ilaahay ha barakeeyo culimada soomaliyeed🤩🤩🤩
09/05/2021

Ilaahay ha barakeeyo culimada soomaliyeed🤩🤩🤩

02/05/2021

Walaal ila dhagayso quraanka,Walaal sii share quraanka kariimka.

24/04/2021

Xumanta Heesaha!!!!
Sheekh axmed iid حفظه الله ورعاه.

Address

Siinay
Hargeisa

Telephone

+252634850476

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when IQra Islamic Online مركز اقرأ posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category