Kalmadii Senior lecturer Yasin A.rahman Aweiys oo ah bare sare oo wax ka dhiga jaamacadaha dalka.
Himilo College
Himilo College
wixii faahfaahina la xidhiidh 514606
HIMILO COLLEGE waa xarun lagu barto maamulka iyo maaraynta ganacsiga( Business Administration) sida Accounting-ka, Management-ka, Marketing-ka & hamun resource management.
Hambalyo dhamman ardayda maanta ka qalin bedeshay kulliyada Himilo College.
Qaar ka mida ardayda maanta ka qalin bedelatay kulliyada Himilo College
31/12/2025
Congratulations
31/12/2025
Sawiro Qaybtii 2aad:- Xafladda Qalin-jabinta Himilo College
31/12/2025
Sawio Qaybtii 1aad :- Xafladda qalin jabinta Himilo College
26/12/2025
31 December 2025, Maamuus Hotel iyo xaflada qalin-bedelshada ardayda kulliyda Himilo College ee barashada culuumta ganacsiga.
Hambalyo hambalyo
25/12/2025
Hello, 2026. Himilo is there to train another skillful accountants
Sanad ka cusub diyaari xirfad cusub, fasaxaaga jimcahana u bedel fursad aad xirfad muhiim ah ku diyaariso.
Kulliyada Himilo College waxa ay kuu diyaarisay xirfada xisaabaadka ganacsiga oo aad ku baranayso maalinta jimcaha oo keliya
Coursadan Waxaad Ku Baran Doontaa Xirfado Shaqo oo Muhiima iyo Aqoon Dhameystiran.
Hadaba Si aanay Fursadani Kuu Seegin Ka Mid Noqo Ardeyda Sanadka Cusub Ay Qaadaneyso Kuliyada HIMILO COLLEGE
H**e Usoo Gaadh Intaaney Kaa Buuxsamin
514606
63 4867244
24/12/2025

04/12/2025
Hambalyo dhamman ardayda bishan tan ka qalin bedelanaysa kulliyada Himilo College
2025
27/11/2025
Ma kamid tahay ardayda sanadkan bilowday jaamacadda si ay udiyariyaan kulliyadaha
( , & )
and
Ama ma tahay qof xiiseeya barashada ganacsiga gaar ahaan qaybta xisaabadka ganacsiga.
Hadaba Kulliyada barashada ganacsiga ee HIMILO COLLEGE waxa ay kuu haysaa fursad maalinta jimcaha oo keliya ah oo aad ku diyaarin karto Diploma in Accounting, taas oo kaa caawinaysa inaad fahanto courses ka Financial Accounting-ka isla markaana aad ka helayso xirfad.
nagala soo xidhiidh numberka hoos kuxusan ama soo bookho xaruunta kulliyada oo kutaal agagaarka Masjidka Cali Mataan
4867244
line: 514606
17/10/2025
Ma kamid tahay ardayda sanadkan bilowday jaamacadda si ay udiyariyaan kulliyadaha
( , & )
and
Ama ma tahay qof xiiseeya barashada ganacsiga gaar ahaan qaybta xisaabadka ganacsiga.
Hadaba Kulliyada barashada ganacsiga ee HIMILO COLLEGE waxa ay kuu haysaa fursad maalinta jimcaha oo keliya ah oo aad ku diyaarin karto diploma in Accounting, taas oo kaa caawinaysa inaad fahanto courses ka Financial Accounting-ka isla markaana aad ka helayso xirfad.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Near Masjid Cali Mataan
Hargeisa
252
Opening Hours
| 07:00 - 12:00 | |
| 16:00 - 21:00 |