ู…ูŽู€ุฑู’ูƒู€ู€ูุฒู ุฏูŽุงู’ุฑู ุงู„ู’ู€ู€ุญูู€ู€ูู’ุธู ู„ูู€ุชูŽุญู’ููู€ูŠู’ุธู ุงู„ู’ู‚ูู€ุฑู’ุกูŽุงู†ู ุงู„ู’ู€ูƒูŽู€ุฑููŠู’ู…

ู…ูŽู€ุฑู’ูƒู€ู€ูุฒู ุฏูŽุงู’ุฑู ุงู„ู’ู€ู€ุญูู€ู€ูู’ุธู ู„ูู€ุชูŽุญู’ููู€ูŠู’ุธู ุงู„ู’ู‚ูู€ุฑู’ุกูŽุงู†ู ุงู„ู’ู€ูƒูŽู€ุฑููŠู’ู…

Share

---

๐Ÿ“– Markazka Daarul Xifdi โ€“Qurโ€™aan Online

๐Ÿ“ž Kala xidhiidh: +252 0639152470
๐ŸŒ Markazka Daarul Xifdi Online โ€“ dalka iyo dibaddaba

02/10/2025

Markizka daarul xifdi ee
๐Ÿ“– Barashada Qurโ€™aanka
Kariimka iyo Culuumtiisa

๐Ÿ‘ถ Hab Barasho Fudud oo Waxtar Leh
Ardayga waxaa lala subcinayaa hab waxbarasho fudud oo waxtar leh, si ay Qurโ€™aanka u bartaan si hufan.

๐Ÿ… Shahaadada Xifdiga Qurโ€™aanka
Marka ardaygu dhameeyo barashada Qurโ€™aanka iyo culuumtiisa, shahaadada Xifdiga Qurโ€™aanka ayaa la siinayaa.

โฐ Wakhtiyada Furitaanka: 24 saacadood

๐Ÿ’ฌ Wixii Faahfaahin Dheeraad ah:
La xiriir: w.me// +2520674543561

02/10/2025

โœจMarkizka Daarul Xifdi Qurโ€™aan Online โ€“ Baro Carabiga iyo Higgaada โœจ

Ma rabtaa inaad Qurโ€™aanka barato si sax ah adigoo gurigaaga jooga?
Ku biir Daarul Xifdi Online oo:
โœ… Baro higgaada Carabiga
โœ… Baro akhriska Qurโ€™aanka si habboon
โœ… La soco horumarkaaga cashar kasta

๐Ÿ“ž Kala soo xidhiidh: 252 0674543561

02/08/2025

h**e isku diwaan galj

14/06/2025

Ma raadinaysay dugsi Quran kugu haboon markis darul xifdi waa dugsi online ah waxaanad ka fii iidaysanaysaa adigoo gurigaaga jooga adiga iyo ubadkaaguba hadaba h**e isku diwaan gali
Maadooyinka lagu barto waxaa ka mid ah
1: xifdiga qur aanka
2: muraajacada qur aanka
3: axaadiista nabiga
4: Tarbiyada
5: Adkaarta
Fiiro gaara dugsigu wuxuu kuu furan yahay 24 saacadood
Wixii faah faahin ah kala soo xidhiidh
Numberka shaashada ka muuqda
Mahadsanid

17/05/2025

bushaaro bushsharo

dhamaad dadka dunida daafaheeda ku nool waxaanu ogaysiinaynaa
in markizka AL Rashiid quraan online uu bilaabayo

1: qaybta xifdiga quraanka

2: qaybta higaada
3: shareecada 252 63 4543561

17/04/2024

Kusoo dhawaada markizka Riyaad
Waxaad kahelaysaan xifdiga Quraanka ayaa kariimkaa iyo culuum tiisa

05/12/2023

Galab wanaagsan reer Facebook

23/11/2023

ุตู„ ุนู„ู‰ ุงู„ุญุจูŠุจ ู‚ู„ุจูƒ ูŠุทูŠุจ
ุงู„ุตู„ุงุฉ ุนู„ู‰ ุงู„ุญุจูŠุจ ู…ุณูƒ ูˆุทูŠุจ
ุงู„ุตู„ุงุฉ ุนู„ู‰ ุงู„ุญุจูŠุจ ุดู…ุณ ู„ุง ุชุบูŠุจ
ุงู„ุตู„ุงุฉ ุนู„ู‰ ุงู„ุญุจูŠุจ ุดูุงุก ุจู„ุง ุทุจูŠุจ
ุงู„ุตู„ุงุฉ ุนู„ู‰ ุงู„ุญุจูŠุจ ุฏูˆุงุก ุจู„ุง ุทุจูŠุจ
ุงู„ุตู„ุงุฉ ุนู„ู‰ ุงู„ุญุจูŠุจ ุชุฏุนูˆ ูˆุฑุจูƒ ูŠุณุชุฌูŠุจ
ุงูƒุซุฑูˆุง ู…ู† ุงู„ุตู„ุงุฉ ุนู„ูŠ ุงู„ุญุจูŠุจ โค

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Hargeisa