10/06/2026
๐๐๐๐ฐ๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐๐๐จ๐ข๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ ๐๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐ก๐๐ก๐๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐๐ง๐ง๐๐-๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐-๐๐๐๐-๐ค๐.
Jadwalka rasmiga ah ee imtixaanka shahaadiga ah ee ๐๐๐๐๐๐๐๐
๐ 8-๐๐๐
๐๐ ๐
๐๐๐๐๐๐ ๐
๐๐๐๐.
Jadwalka Maadooyinka Imtixaanaadka shahaadiga Ah Ee Sannad Dugsiyeedka 2025-2026 ka Ee Ardayda Fasalka 4-aad Ee Dugsiyada Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland.
Guulbaan idiin rajaynayaa idamka Alle iyo natiijo aad ku faraxdaan dhamaanba ardayda ufadhiisanaysa imtixaanka gaar ahaan ardayda dugsiga maxamed cali dayib