20/07/2022
Do you need to get free courses now, if the answer is yes, the college has prepared free courses starting 25-07-2022, please take advantage of this golden opportunity.
Ma u baahan tahay inaad hesho koorsooyin lacag la’aan ah hada, haddii aad tahay jawaabtadu haa, kuliyada waxay diyaarisay koorsooyin bilaash ah oo bilaabmaya 25-07-2022, fadlan ka faa’iidayso fursadan dahabiga ah.