05/06/2026
Sawirada dalxiiska Qaybtii 2aad dalxiis
fadlan ku soo biir pagekayaga oo LIKE taabo. Dugsiga Xalane waxa la aas aasaasay sannadkii 2017 Waxaana aasaasay Aqoonyahan AXMED XASAN HAYBE.
Dugsigu waxa uu ku yaalaa Xaafada Calaamadaha gaar ahaan Galbeedka Star Hotel.Sababta Dugsiga loo aasaasay ayaa ahayd baahi waxbarasho oo ka jirtay xaafada .Sida halku ku dhigga Dugsigu sheegayaaayo oo ah
" waa in aan diyaarinaaa dad dhisan si aan u helno dal dhisan "
Dugsigu waxa uu u taaganyahay soo saarista Jiil ka dhisan dhanka Akhlaaqda iyo aqoontaba. Dugsiga Xalane waxa ka qalin qortay ar
05/06/2026
Sawirada dalxiiska Qaybtii 2aad dalxiis
05/06/2026
Sawirada dalxiisaka qaybtii 1aad
29/05/2026
Jumma mubarak
26/05/2026
Eid Mubarak to everyone!
26/05/2026
21/05/2026
Congratulations π π
21/05/2026
Hanbalyo Hanbalyo π
Dugsiga ππ€π€π¨π/πΏππππ ππ πππ‘ππ£π waxa uu Ardaydiisa, Waalidka iyo shacabka Somaliland ba la wadaagayaa farxadda iyo xuska munaasabadda 35 guurada ka soo wareegtay maalintii ay Somaliland dib ula soo noqotay xorriyaddeedii iyo madax-bannaanideedii.
Waxaan shacabka Somaliland u rajaynaynaa πππππ
, πππππππ πππ ππππππππ ππππππ.
18/05/2026
Happy 18 mayππ€β€οΈ