Manshallah waa Bare sare Ayuub oo xiisad Geography ah U dhigaaya fasalka 3aad
Simaam ugu kaalay Aqoonta Tayo leh iyo macalimiin aqoon leh
Simaam Secondary School
Simaam Secondary School
location: jig jiga yar bariga Cosob mall ama galbeedka garoonka Baxsane..
Maamulka ugu sareeya dugsiyada waxa uu u hambalyeeynayaa dhamaan ardayda u fadhiisatay imtaxaanka shahaadiga ah 2024-2025
Gaar ahaan Ardayda ee ku guulaystay imtaxaanka shahaadiga ah kuwaas oo muujiyey dadaal dheerad ah iyo juhdi badan
waxa kale oo uu dugisgu u hambalyeynaaa ardayda fasalka 8aad dhamaantood ardaydaas waxa uu dugsigu ku so dhawaynayaa gacmo furan
17/08/2025
Maamulka Iyo Macallimiinta Dugsiga sare ee Simaam Secondary School waxay hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan dhammaan Ardayda Dugsiga oo dhammaantood gudbay Imtixaankii Qaranka ee Sanad-Dugsiyeedka 2024-2025.
16/08/2025
𝗗𝘂𝗰𝗼 :
Sida la filayo, berri waxa lagu dhawaaqi doonaa natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalada 8aad ee dugsiyada hoose-dhexe iyo fasalada 4aad ee dugsiyada sare ee Somaliland.
Waxaanu u rajaynaynaa dhammaan ardayda natiijada sugaysa guul iyo horumar. Si gaar ah waxa aanu U ducaynaynaa guulna u rajaynaynaa ardayda Dugsiga sare ee Simaam Secondary School
Alle idankii.
01/08/2025
Hambalyo Ardayda sharfta badan iyo waalidintooda qiimaha badan dhamaan macalimiinta aqoont iyo kartida leh ee ka hawl gasha Simaam Secondary School waxa dugsigu idinku war-galinayaa in bari oo sabti ah 02 / 08 / 2025 ishallah dib inoogu bilaabmayso waxbarashadii sanad dugsiyeedka 2025-2026
25/07/2025
Simaam Secondary School say "Jumma Mubarak"
24/07/2025
Dugsiga sare ee Simaam Secondary School boys and Girls waxa ka socda isdiwaangalintii h**e u gaadh oo kala xidhiidh numberska 4261969 / 4147475 / 4477920 / 4485274
23/07/2025
H**e u so gaadh Simaam Secondary School
Dugsiga sare ee
05/05/2025
Waxa maalinta Bari ah Ishallah Marti inoo ah aqoon Yahan Khadar Cabdi Hassan
Haldoorka dugsiyada Simaam Girls High school
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Hargeisa
252