Albayaan Online Academy

Albayaan Online Academy Online teaching platform which provides online Islamic lessons such as Holy Quran, Arabic study and

19/07/2022

Ku baro quraanka tajwiid

19/07/2022
19/07/2022

Albayaan quran online

Albayaan Quran Online
18/07/2022

Albayaan Quran Online

Albayaan Quran Online ugu kaalay barashada kitaabka Rabbi iyo barbaarinta ubadka

Albayaan Quran Online ugu kaalay barashada kitaabka Rabbi iyo barbaarinta ubadka
18/07/2022

Albayaan Quran Online ugu kaalay barashada kitaabka Rabbi iyo barbaarinta ubadka

24/02/2022

Baro towjiidka Quraanka adigo guriga jooga.

Nala soo xidhiidh
WhatsApp number: +252637042246

19/02/2022

Bushaaro. Bushaaro
Dhib maka haysta barashada tawjiidka quraanka adiga iyo ubadkaaga.

Albayaan Online Islaamic wuxu idin haya fasalo online ah oo lgu baranayo quraan iyo tawjiidkiisa.
Nagala soo xidhiidh.
WhatsApp number +252637042246

Ma tahay qof mashquul badan?Waqti ma u wayday barashada Quraanaka Kariimka ah?Ma u baahantahay inaad si fudud ku barato ...
13/01/2022

Ma tahay qof mashquul badan?
Waqti ma u wayday barashada Quraanaka Kariimka ah?
Ma u baahantahay inaad si fudud ku barato Quranka kariimka ah?

Hadii jawaabtaadu haa tahay
Albayaan online academy wuxu ku hayaa barashada quraanka iyo cilimig diinta hab online casri ah weliba waqti kasta oo jaanis hayso.

H**e isu diwaangeli si h**e lagugu bilaabo.
wixii faahfaahina nagala soo xidhiidh.

WhatsApp Number: +252 63 7042246

Albayaan Haka caawiyo barashada quraanka iyo cilmiga diinta.

Ku Baro Quraanka Online,Dugsiga Albayaan Online Academy, Wuxuu kuu diyaariyay Macalimiin iyo Manhaj waxbarasho oo Tayo l...
11/01/2022

Ku Baro Quraanka Online,
Dugsiga Albayaan Online Academy, Wuxuu kuu diyaariyay Macalimiin iyo Manhaj waxbarasho oo Tayo leh, Ka mid noqo Ardayda Ka faa'iday Dugsiga oo ku soo biir.
Faah-faahin Dheeraad ah soo wac: +252 63 7042246

Ku Baro Quraanka Online,Adiga oo Gurigaaga jooga, Waqtiga aad Jaaniska leedahay.Join us: IS DIIWAANGALI: APPLY NOWWhatsA...
09/01/2022

Ku Baro Quraanka Online,
Adiga oo Gurigaaga jooga, Waqtiga aad Jaaniska leedahay.
Join us: IS DIIWAANGALI: APPLY NOW
WhatsApp: +252 63 7042246

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Albayaan Online Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category