Diamond Online Motors Best online motors in Hargeisa
Online Quran teaching
Education
12/05/2020
Asc walaalayaal Hadii aad u baahan tahay barashada Waxad kala soo xidhiidhi kartaa WHAT'S UPP 25263_4526142
Asc dhamaan Ardayda ku taxan bageka Quran Hadaba walaalayaal hadii aad diyar u tahay barashada quraanka habka online-ka Adiga oo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqo oo habkan casriga ka baranaysid ah caruurta iyo Dadka waaweyn labadaba ay dhiganayso.
Hadaba wllo Hadii aad diyar tahay Commentiga noogu reeb numberkaaga iyo magacaaga
Alle ayaa mahad oo dhan leh
27/03/2020
Online Quran teaching Education
Ilahow naga nabad gali xanuunada
19/03/2020
Aad baan u salaamayaa dhamaan ardayda ku taxan bage-ka Online Quran Teaching Waxan idiin Leenahay Aniga Iyo Bahda Online Quran Jumma Mubarak
16/03/2020
Bushaaro Bushaaro
Dhamaan ardayda iyo waalidiinta jecel barashada quraanka iyo culuumtiisa oo ku baxaysa hab online ah oo aad baranaysid adigoo gurigaaga ama goobtaada shaqo jooga habkan casriga ah caruurta iyo dadka waaweyn labadaba ay dhiganayso Waxan Bixinaa Qaybta Caruurta IYO Qaybta Dadka Waaweyn
_ Quran oo saddex Hab Ah
* Hab Qira'a ah
* Hab Xifdi Ah
* Hab Tasxiix Ah
_ Tafsiir
_ axaadiis
_ Fiqqi
_TAJWEED
CARUURTA
_Quran saddex hab ah
* Hab Qira'a ah
* Hab Xifdi ah
* Hab tasxiix Ah
_ Higaad
_ Carabi
_ Ducooyin
WIXII FAAHFAHINEE INTAA DHEER KALA SOO XIDHIIDH 063-4526142
15/03/2020
Waxa kale oo caruurta iyo dadka waaweyn labarayaa higaada
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Hargeisa