01/02/2025
Maanta oo ay taariikhtu tahay 1/2/2025 oo ah maalinimo sabti ah waxaa xaqii u yimid hooyaday xaliimo ibraahim qumane oo ku geeriyootay maagalada muqdishu. Waxaan allah u weydiinayaa janadiisa fardowsa in uu geliyo. Idinkuna iigu soo duceeya. Jasaakallaah.