21/10/2023
Asalaama Caleykum,
Hargeisa, Somaliland
OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS
Waxa ay xarunta waxbarashada ee CENTRE FOR IELTS COACHING, ogeysinaynsa cidkasta oo diyaarinaysa imtixaanka caalamiga ah ee IELTS, in ay bilaabayso KOORSOYIN aad idinka caawinaya in aad dhibco wanaagsan ka keentan Imtixaanka IELTS.
Barnaamijka waxa bixinaya macalimin khibrad iyo aqoon dheerad ah u leh dhigista IELTS -ka. Gaar ahaan qaybaha, IELTS SPEAKING waxa bixinaya macalimin kasoo jeeda ENGLAND, oo aqoon dheerad ah u leh barnaamijyada dhigista IELTS.
Hababka ay KOORSOYINKA diyaarinta IELTS ku baxayan waxa ay kala yihin:-
- ONLINE IELTS COURSES iyo IN-CLASS IELTS COURSES.
Wixi faahfaahin dheeraad ah, nagala soo xidhidh;-
+252634192235 (Whatsapp) ama , Email:[email protected]
Mahadsanidin.