Kulliyada Saraakiisha Ciidanka Booliska JSL

Kulliyada Saraakiisha Ciidanka Booliska JSL Page-ka Rasmiga Ah ee Kulliyada Saraakiisha Ciidanka Booliska Jsl

18/03/2024

RAMADAAN KARIIM DHAMAAN UMADDA MUSLIMKA MEEL KASTA OO AAD JOOGTAAN.

Xuska sannad guurada 29aad ee ciidanka booliska jsl
03/11/2022

Xuska sannad guurada 29aad ee ciidanka booliska jsl

Waxaan hambalyaynaya G/le Mohamed Elmi Mohamed Oo ah ku xigeenka xeer ilaaliyaha guud ee ciidamada Jsl
03/11/2022

Waxaan hambalyaynaya G/le Mohamed Elmi Mohamed Oo ah ku xigeenka xeer ilaaliyaha guud ee ciidamada Jsl

Qaar ka mida Taliye xigeenada saldhiyada dalka oo maanta loo soo xidhay tobabar socday laba Todobaad
02/12/2021

Qaar ka mida Taliye xigeenada saldhiyada dalka oo maanta loo soo xidhay tobabar socday laba Todobaad

Maanta oo ay ku beegnayd sanad guurada 28aad ee Ciidanka booliska jsl oo laga xusaayay dugsiga tababarka mandheera
03/11/2021

Maanta oo ay ku beegnayd sanad guurada 28aad ee Ciidanka booliska jsl oo laga xusaayay dugsiga tababarka mandheera

Sanad guuro wacan dhamaan ciidan waynaha policeka jsl oo ay maanta ku beegan tahay sanad guuradii 28aad ee asaaska ciida...
03/11/2021

Sanad guuro wacan dhamaan ciidan waynaha policeka jsl oo ay maanta ku beegan tahay sanad guuradii 28aad ee asaaska ciidanka booliska jsl

Waa siminaar ay soo qaban qaabisay haayada EUCAP iyo UNSOM oo ku saabsana xalinta khilaafadka iyo xuququl isaanka
27/08/2021

Waa siminaar ay soo qaban qaabisay haayada EUCAP iyo UNSOM oo ku saabsana xalinta khilaafadka iyo xuququl isaanka

INAALILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJUCUUNTaliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Aadan saqadhi isagoo ku ...
23/07/2021

INAALILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJUCUUN

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Aadan saqadhi isagoo ku hadlaaya afkiisa iyo ka Ciidan Weynaha Booliska JSL wuxuu Tacsi u dirayaa L/xle Cabaas Maxamed Diiriye Oo ahaa Taliyaha Saldhiga Dagmada garadag oo gacan ka xaq darani Ku dushay Deegaanka God heeli Dagmada Garadag Ee Gobalka Sanaag.

Marxuumka ayaa ka mid ahaa Sarakishii Dhawaan u soo baxday Ciidanka Booliska Somaliland kaas oo ciidanka ka soo galay Barnaamijkii shaqo qaran.

Taliyaha ayaa marxuumka ku sifeeyay Inuu ahaa sarkaal daacada oo shaqada qaranka kaalin weyn kaga jiray

Xafiiska Warbaahinta
Ciidanka Booliska JSl

Address

Hargeisa
HARGEISASOMALILAND

Telephone

+252634481534

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kulliyada Saraakiisha Ciidanka Booliska JSL posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Kulliyada Saraakiisha Ciidanka Booliska JSL:

Shortcuts

Share

Category