SOOR SOOR Macaan Cooking

SOOR SOOR Macaan Cooking Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SOOR SOOR Macaan Cooking, Cooking school, Hargeisa.

BUSHAARO..........BUSHAAARO .....BUSHAAROdhamaan Hablaha / Hooyooyinka soomaaliyeed waxaan ugu bushaaraynaynaa in BARASH...
23/01/2021

BUSHAARO..........BUSHAAARO .....BUSHAARO

dhamaan Hablaha / Hooyooyinka soomaaliyeed waxaan ugu bushaaraynaynaa in BARASHADA cunta karinta markii labaad la bilaabayo, Diwaan galintu waxay bilaabmi doontaa insha Allah maalinta bari ah oo ku beegan 24/1/2021 waxayna xidhmi doontaa 5/2/2021

wakhtiga barashadu wuu kooban yahay wuxuuna socondoonaa mudo dhan hal Bil ( 1 Month)
Hadaba yaaney kaa buuxsamin ka faa'ideyso wakhtiga oo h**e isku diwaan gali
wixii faahfaahin dheeraada fadlan kala xidhiidh Lambarkan: 063:4071904

Bushaaro BushaaroAsxaabta waxaan idin ogaysiinaya in labilaabayo cunto karinta Oo Lagu dhiganayo Online Soconaya Bil & I...
29/10/2020

Bushaaro Bushaaro

Asxaabta waxaan idin ogaysiinaya in labilaabayo cunto karinta Oo Lagu dhiganayo Online Soconaya Bil & In Kabadan
Cidiirabta Is qoristu Way socotaa Haysa soo diwaan Galiso
Waxaanay Bilaab Maysaa 1/12/2020. Ugudan Bayn Ilaa 7 Bisha.
Wixii Faahfaahin dheraadee Ubaahantahay Kala soo xidhiidh.Lambarkan:: 063:4071904

Address

Hargeisa

Telephone

+252634071904

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SOOR SOOR Macaan Cooking posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category