31/07/2026
Arday dugsiga Daryeel, oo ay weheliyaan Barayaashoodii, ayaa dalxiis farxadi ku dheehantahy ku gaallaa bixiyay dhamaan qaybaha ay ka koobantahay wasaarada warfaafinta iyo dhaqanka JSL.
Dhamaan hawl-wadeenada wasaarada ayaa si diiran ardayda ugu soo dhameeyay halkaa.
Waxaa xusid gaar mudan wariye sare Abiib Iimaan Xasan( kamida Waalidiinta dugsiga) iyo wariye Maxamed Muse Banjiidh oo ardayda SHARAXAAD heer sare ah kasiiyay dhamaan qaybihii la geeyay.