10/07/2025
Waayaha cusub ee Lamine yamal iyo wajahaaada koobka adduunka .
Lugtiisa mawgu qaadi doonaa Spain koobka adduunka
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdirashid Aden, Tutor/Teacher, Hargeisa.
10/07/2025
Waayaha cusub ee Lamine yamal iyo wajahaaada koobka adduunka .
Lugtiisa mawgu qaadi doonaa Spain koobka adduunka
Inuu nebigu ( scw ) inna dhex joogo saw ma mooddo !
03/12/2022
"Xukuumaddu waxay mucaaridka kaga adkaatay sharcigii dalka oo ay iska baal martay, iyo kala qaybin bulsho. "
Garyaqaan Mubarak Aar.
Morgan Freem, Codka ugu quruxda badan oo qalbiga laga dareemo waa aadaanka ama markii loo yeedhayo Muslimiinta Salaada. Waa mar uu booqday Dalka Masar si uu u fahmo Muslimiinta cidda Alle u ah. Alle ha soo hanuuniyo Morgan waa qof islaamka xiiseeya.
Cajaa'ibta arimaha qofka mu'minka ah , sheekh maxamuud xalliike
Siday ukala iftiinbadanyihiin wadamada caalamku marka satellites Ka lagu sawiro habeenkii