Dugsiga Cabdilaahi Binu Mascuud

Dugsiga Cabdilaahi Binu Mascuud ku Soo Dhawoow Dugsiga Abdillahi Binu mascuud waa Bogga Rasmiga Aqoon la'aani waa iftiinla aan

Soo Saarista Arday Xufaada oo ka Dhisan akhlaaq iyo Aqoonba waa Astaantayada ee ku Soo Dhawaada Dugsiga Ibnu mascuud

BACK TO SCHOOL 🏫 Ku: Dhammaan Waalidiinta, Ardayda iyo Macallimiinta Dugsiga Cabdilaahi Mascuud SchoolsWaxa la ogeysiina...
31/07/2026

BACK TO SCHOOL 🏫
Ku: Dhammaan Waalidiinta, Ardayda iyo Macallimiinta Dugsiga Cabdilaahi Mascuud Schools
Waxa la ogeysiinayaa dhammaan waalidiinta, ardayda iyo macallimiinta in dugsigu dib u furmayo maalinta Sabtida, taariikhdu markay tahay 01/08/2026.
Sidaa darteed, dhammaan ardayda waxaa lagu wargalinayaa inay dugsiga ku soo xaadiraan waqtigooda caadiga ah, iyagoo wata dhammaan agabkooda waxbarasho, si duruustu ugu bilaabato si habsami leh.
Waxaan waalidiinta ka codsanaynaa inay ka qayb qaataan hubinta imaanshaha joogtada ah ee carruurtooda.
Mahadsanidiin.
Maamulka Dugsiga Cabdilaahi Mascuud Schools Taariikh: 01/08/2026

Waxa maanta Si rasmi ah ubilaabmay Diiwaangalinta ardayda Cusub ee Ku Soo biirtay  Dugsiga Cabdilaahi Mascuud
08/07/2026

Waxa maanta Si rasmi ah ubilaabmay Diiwaangalinta ardayda Cusub ee Ku Soo biirtay Dugsiga Cabdilaahi Mascuud

Waxaan hambalyo u dirayaa dhamaan shacabka Jamhuuriyadda Somaliland  munaasibadda sanad-guurada 66aad ee kasoo wareegtay...
26/06/2026

Waxaan hambalyo u dirayaa dhamaan shacabka Jamhuuriyadda Somaliland munaasibadda sanad-guurada 66aad ee kasoo wareegtay 26 June 1960kii maalintii ay Jamhuuriyadda Somaliland xorriyadda ka qaadatay Dawladdii Ingiriiska.

Waxaan Hambalyo u dirayaa dhamaan umadda muslimiinta ah, gaara shacabkayga reer Somaliland ee Kala jooga daafaha Caalamk...
16/06/2026

Waxaan Hambalyo u dirayaa dhamaan umadda muslimiinta ah, gaara shacabkayga reer Somaliland ee Kala jooga daafaha Caalamka curashada sannadka cusub ee Islaamka 1448 Hijriya.

10/06/2026

Waa Qaar kamida Ardayda Dugsiga Cabdilaahi Mascuud

Aad baad u mahadsantihiin Sida Aad noo gaadhsiiseen 2000 kun  Followers waxaan idinka Rajaynaynaa in aad na gaadhsiisaan...
07/06/2026

Aad baad u mahadsantihiin Sida Aad noo gaadhsiiseen 2000 kun Followers waxaan idinka Rajaynaynaa in aad na gaadhsiisaan10kun Followers

07/06/2026

Waa Ardaydii Ku Guulaysatay Tartan Aqooneedkii ka Socday Dugsiga Cabdilaahi Mascuud labadii Bilood ee ugu danbeeyay Halkaas oo ay guushu ku raacday Hablaha

06/06/2026

Ardayda Dugsiga Cabdilaahi Mascuud Oo Maamuustay Maamule Sh Maxamed Macalin

03/06/2026

Ciidanka Dabdemiska iyo Samatabixinta JSL oo Tababar iyo Wacyi-gelin la xidhiidha Khatarta Dabka siiyey Ardayda Fasalada 8aad ee Dugsiga H/dhexe ee Cabdilaahi Mascuud ee Caasimadda Hargeysa.

02/06/2026

Ardayda Dhigta Dugsiga Cabdilaahi Mascuud Oo maanta Imtixaankii ubilaabmay Alle ha Ku guuleeyo imtixaanka

Address

Hargeisa

Telephone

+252634410918

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga Cabdilaahi Binu Mascuud posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category