29/01/2021
Khalif Thesis writing and support waa adeegeyaal aqoon iyo waayo aragnimo baahsan u leh qoraalka buuga qalinjabinta ardayda, kaana caawin kara sida ugu fudud ee uu buugaaga qalin jabintu ku noqon lahaa mid aad aqoonna ka korodhsato, natiijo fiicanna aad ku hesho.