14/03/2022
GARADAG:-GUDIDA ABAARAHA EE HEER DEGMO AYAA MANTA BILOWDAY DEEQDII BIYO DHAMIS KA AHEYD EE M/W/XIGEN GARADAG:-GUDIDA ABAARAHA EE HEER DEGMO AYAA MANTA BILOWDAY DEEQDII BIYO DHAMIS KA AHEYD EE M/W/XIGENka
Kusoo dhawaw Pagekaygan Cusub waxaad a Ka Heli Kartaa Aqoon iyo Khibrad Dhamaystiran
14/03/2022
GARADAG:-GUDIDA ABAARAHA EE HEER DEGMO AYAA MANTA BILOWDAY DEEQDII BIYO DHAMIS KA AHEYD EE M/W/XIGEN GARADAG:-GUDIDA ABAARAHA EE HEER DEGMO AYAA MANTA BILOWDAY DEEQDII BIYO DHAMIS KA AHEYD EE M/W/XIGENka
05/01/2022
29/11/2021
BURCO:Wasiirka W/Cafimadka J.S.L Hasan M Ali Gafadhi Ayaa Manta Si Diiran Loguso Dhaweyey G/Togdher BURCO:Wasiirka W/Cafimadka J.S.L Hasan M Ali Gafadhi Ayaa Manta Si Diiran Loguso Dhaweyey G/Togdher BURCO:Wasiirka W/Cafimadka J.S.L Hasan M Ali Gafadhi Ayaa...
29/11/2021
GARADAG:Kormerka Mamulaha Cusub Ee Cafimadka D/Garadag Aya U Kur Galay Xalada MCH Celcade
28/11/2021
Hargaisa:- |AXAD|28:NOV:2021
WASIIR KUXI/GEENKA WASAARADA HORUMARINTA MAALIYADA SOMALILAND MUDANE ROODA JAAMAC CILMI CABDALE IYO AGAASIMAHA GUUD EE WASAARADA HORUMARINTA MAALIYADA SOMALILAND MUDANE MAXAMED AXMED GURXAN AYAA MAANTA OO AY TAARIIKHDU TAHAY 28 11 2021 AYAA URURKA NAAFADA SOMALILAND EE LOOSOO GAABIYO ( SSDHO ) WAXA UU LABADA MASUUL EE KALA AH WASIIR KUXIGEENKA IYO AGAASIMAHA GUUD EE ISLA WASAARADA HORUMARINTA MAALIYADA WAX URURKU GUDOON SIIYAY LABO SHAHAADO SHARAF OO URURKU KUMAAMUUSAY MADAXDA WASAARADA HORUMARINTA MAALIYADA IYADOO UU GUDOONSIIYAY GUDOOMIYAHA URURKA NAAFADA SOMALILAN MUDANE DAAHIR XAAJI JAAMAC DIIRIYE IYADOO URURKU HORENA UGUDOON SIIYAY WASIIRKA WASAARADA MUDANE SACAD CALI SHIRE NAALEEYE IYADOO URURKU MADAXDA WAXAASRADA HORUMARINTA MAALIYADA AYKUMUTAYS TEEN WAXQABAD HUFNAAN KARTI DAACADNIMO IYO DARYEELKA KAABISTA IYO KOR UQAADIDA NAAFADA IYO BULSHADA INTEEDA NUGUL IYO URURKA OO KUDHIIRIGALINAYA IN AY SIIWADAAN SHAQADA AY QARANKA UHAYAAN,SIDOO KALE Iyadoo ay ahayd 2sano Ka Hor Markii Wasiirka Was.Horumarinta Maaliyada J.S.L Sacad Cali shire Uu Xadhiga Ka Jaray Xarunta Guud Ee Ururka Naafada JSL waxay Dhamaan Masuuliyiintani Ballan Qaadeen In ay Si Hagar La'aan ah U Garab istaagi Doonaan Ururkani Oo Shaqo adag u Haya Dadka Jilicsan ee Naafada Ah.
Ugu Danbayntiina Warbixino Kadib Waxa uu Gudomiyaha URURKA Naafada JSL Warbixino Kadib ugu Mahadnaqay Wada Shaqaynta Ka Dhaxaysa W.Maaliyada J.S.L.
Gudoomiyaha Ururka Naafada J.S.L {SSDHO}
DAAHIR X JAMA DIIRIYE
28/11/2021
Madaxwayne Bixi oo qaabilay Madaxwayne Cagjar
27/11/2021
27.Nov.2021 Ceerigaabo:-
Dhismaha Madaxtooyada Ceerigaabo Oo Ay Dhistay Shirkada Tayo Construction Company
TCC.
27/11/2021
27.Nov.2021:-
Gaashaanle sare cali axmed shire ayaa loo magacaabay taliyaha ciidanka booliska gobolka sool.
27/11/2021
Maayirka Ugu Mudadda Dheer Maayirada Dalka ismaacil Xaaji Nuur Ayaa kooxdiisa Dawlada Hoose Ku Guulaystay Koob Ciyaareed Ka Socday Ceerigaabo"
Maxaad Ka Aaminsantahay Masuulkan?
27/11/2021
RAADINTA ICTIRAAFKA SOMALILAND:-
Kulanka dhalinyarada Africa oo lagu casuumay Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada Mudane Abdul Hakim Saeed.
Kulamadani waxa ay wax ka tari doonaan raadinta qadiyadda Ictiraafka Somaliland.
27/11/2021
Maanta Iyo Wargayska Foore:-