Dugsiga Nuureyn Quran Online

Dugsiga Nuureyn Quran Online Dugsiga Nuureyn quran Online, waxbarsho Tayo Leh iyo Macalimin Tayo leh

Dugsiga barashada Qur'aanka ee Nuureyn Qur'aan Online, waxaa aad ka baran kartaa qur'aanka Kariimka ah, adigoo adduunka ...
17/12/2024

Dugsiga barashada Qur'aanka ee Nuureyn Qur'aan Online, waxaa aad ka baran kartaa qur'aanka Kariimka ah, adigoo adduunka halkaad doonto ka jooga, da' kasta oo aad tahay.

iyadoo ay ku bari doonaan macalimiin khibrad badan u leh dhigista duruusta kala duwan, casharada aannu bixinnana waxa ka mid ah:
1. Qur'aanka
2. Higaadda
3. Tajwiidka
4. Tafsiirka Qur'aanka
5. Axaadiista
6. iyo ducooyinka

Aaladaha lagu kulmayaa waa ZOOM iyo SKYPE, waxa aannu bishan qaadanaynaa arday kooban, ka faa'idayso fursaddan oo aynu wada bilowna safarkii aad ku baran lahayd qur'aanka kariimka ah iyo aasaaska diinteenna suuban.

Wixii faahfaahin dheeriya nagala soo xidhiidh WhatsApp-ka https://wa.me/+252634823378

17/12/2024
17/09/2024

Suurada Xujuraat
سورة الحجرات
Dugsiga Nuureyn Quran Online

Qofku haduu ku camal falo Quraanka yuuba xafidsaaninbee Wuxuu ka mid yahay Ahlu Quraanka.   haynaga yeeloDugsiga Nuureyn...
17/09/2024

Qofku haduu ku camal falo Quraanka yuuba xafidsaaninbee Wuxuu ka mid yahay Ahlu Quraanka.

haynaga yeelo
Dugsiga Nuureyn Quran Online

  barashada Qur'aanka ee Nuureyn Qur'aan Online, waxaa aad ka baran kartaa qur'aanka Kariimka ah, adigoo adduunka halkaa...
26/08/2024

barashada Qur'aanka ee Nuureyn Qur'aan Online, waxaa aad ka baran kartaa qur'aanka Kariimka ah, adigoo adduunka halkaad doonto ka jooga, da' kasta oo aad tahay.

ay ku bari doonaan macalimiin khibrad badan u leh dhigista duruusta kala duwan, casharada aannu bixinnana waxa ka mid ah:
1. Qur'aanka
2. Higaadda
3. Tajwiidka
4. Tafsiirka Qur'aanka
5. Axaadiista
6. iyo ducooyinka

lagu kulmayaa waa ZOOM iyo SKYPE, waxa aannu bishan qaadanaynaa arday kooban, ka faa'idayso fursaddan oo aynu wada bilowna safarkii aad ku baran lahayd qur'aanka kariimka ah iyo aasaaska diinteenna suuban.

Wixii faahfaahin dheeriya nagala soo xidhiidh WhatsApp-ka 63 4823378
https://wa.me/+2524823378

Dugsiga Nuureyn Quran Online

Xalqada 6Aad (Cusub)   Barashada quran kariimkaa Iyo Culuumtiisa       Wuxuu idinku bushaareynayaa in uu Qaadanyo arday ...
23/06/2024

Xalqada 6Aad (Cusub)
Barashada quran kariimkaa Iyo Culuumtiisa Wuxuu idinku bushaareynayaa in uu Qaadanyo arday cusub;
Is Diwan gali links hoose:
https://wa.me/+252634823378

  Barashada quran kariimkaa Iyo Culuumtiisa        Wuxuu idinku bushaareynayaa in uu Qaadanyo arday cusub; Is Diwan gali...
23/06/2024

Barashada quran kariimkaa Iyo Culuumtiisa Wuxuu idinku bushaareynayaa in uu Qaadanyo arday cusub;
Is Diwan gali links hoose:
https://wa.me/+252634823378

Dugsiga Nuureyn Quran Online

  Barashada quran kariimkaa Iyo Culuumtiisa       Wuxuu idinku Bushaareynayaa in uu furay Diwan gelintii(Arday waalid iy...
23/06/2024

Barashada quran kariimkaa Iyo Culuumtiisa Wuxuu idinku Bushaareynayaa in uu furay Diwan gelintii
(Arday waalid iyo carruurba waa u furan tay)
Iska Diwan gali links hoose:
https://wa.me/+252634823378

04/06/2024

Follow Like Soo dheh
Dugsiga Nuureyn Quran Online

Address

Jungalka
Hargeisa

Telephone

+252634823378

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga Nuureyn Quran Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Dugsiga Nuureyn Quran Online:

Shortcuts

Share