๐ Yool International School
๐ Qaybta barbaarinta ubadka ee Yool International School waxay carruurta wax u baraan habka casriga ah ee (Montessori).
๐ Barashada, ciyaarta, iyo kobcinta maskaxda ubadka ayaa si xirfad leh laysugu daraa si carruurtu ugu koraan aqoon iyo kalsooni. ๐คฒ
๐ 063 4691355
๐ 063 7555538
Yool International School
Bismillah! Be part of the changeโenroll today! Inquiry: [email protected]
Yool International School is working to raise the standards of education in Somaliland by combining Qur'an, academics, and sports in a modern, nurturing environment.
Maamulka, Macallimiinta, iyo Ardayda Yool International School waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan shacabka Jamhuuriyadda Somaliland munaasabadda xuska 18 May. โค๏ธ๐ค๐
๐ Alle nabad iyo barwaaqo haynagu gaadhsiiyo sanadkan sanadkiisa.
โจ โHappy Independence Day Somalilandโ
๐ Yool International School
๐ Ardayda oo si deggan u dhagaysanaya Qurโaanka Kariimka ah, halka macallinku u marinayo oo u akhrinayo si qurux badan. ๐คฒโจ
Waxaan ku barbaarinaynaa arday leh aqoon, akhlaaq wanaagsan, iyo jacaylka Qurโaanka Kariimka ah. ๐
๐ Yool International School โ Barbaarinta aqoon iyo akhlaaq suuban.
11/05/2026
๐ Yool International School
๐ Masha Allah, Hambalyo๐
Laba ka mid ah ardaydeena ayaa dhammaystay xifdiga juska koowaad ee Qurโaanka Kariimka ah, iyagoo ka bilaabay higaadda. ๐คฒ๐
Waxaan ku faraxsanahay dadaalka iyo horumarka ay muujiyeen ardaydu. Alle ha u fududeeyo qaybaha kale ee Qurโaanka Kariimka ah. โจ
๐ Yool International School โBarbaarinta aqoon iyo akhlaaq suuban.
๐ 063 4691355
๐ 063 7555538
๐ Yool International School
โจ Waxaan dhiseynaa jiil leh aqoon, akhlaaq, iyo himilo sare.
๐ 063 4691355
๐ 063 7555538
๐ Ku soo biir qoyska Yool International School.
05/05/2026
๐ Yool International School
๐ Student of the Month
Hambalyo ardayda ku guulaystay!
๐ Learn โข Lead โข Succeed
๐ +252 63 4691355 | +252 63 7555538
๐Yool International School
Empowering young minds for a brighter future.
๐ 063 4691355
๐ 063 7555538
๐ Enroll today โ your future starts here.
Admissions are Open ๐
Register NOW!
๐ 0634691355
๐ 0637555538
๐Visit us NOW near 200 road PayPas or ๐ call us +252-63-7555538 +252-63-4691355
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Hargeisa West Bypass
Hargeisa