Nim'an H Barkhad

Nim'an H Barkhad Personal blog

11/05/2024

Nabigu NNKH waxa uu yidhi ( Ku akhriya guryihiina Suratul Baqara Maxaa yeelay shaydaanku ma soo galo guri lagu akhriyey suratul Baqara).

Xadiis

1969 waxa ay saddex dhalinyaro ahi go'aansadeen in ay bilaabaan ganacsi kaasi oo ahaa mid alaabaha fudfudud dadka guryah...
16/04/2024

1969 waxa ay saddex dhalinyaro ahi go'aansadeen in ay bilaabaan ganacsi kaasi oo ahaa mid alaabaha fudfudud dadka guryaha ugu geeya.
Waxay ahaysteen hanti kooban si ay ganacsigan u bilaabaan.
Waxay kala ahaayeen
1.ADRIAN DALSEY
2.LARRY HILLBLOM
3.ROBERT LYNN
Waxay mid kasta oo iyaga ka mid ah u qaateen magacooda labaad in uu noqdo magaca shirkadooda ( DHL).
DHL waa shirkada Adeegada alaab qaadista aduunyada maanta ugu horeeya, maadama oo shirkada dhalinyaro Hayntoodu yar tahay bilaabeen waxay ka bilaabeen hanti kooban si ay u rumeeyaan hiigsigooda.

DHL 55 Sanadood ka dib waxay shirkadu leedahay
1) 250 Diyaaradood
2) 32,000 oo gawaadhida Xamuulka ah
3) 550,000 oo Shaqaale ah.

Hadda shirkadu waxay k ka hawlgashaa Aduunyada oo dhan, Taasi oo lagu qiimeeyey Dakhliga soogala Boqolaal Bilyan oo Dollar.
Noloshaada dadka kugu xeeran marka aad kala sheekaysato si aad bilowdaan ganacsi haday dayro iyo hoog kala hadlaan maaha qaar kugu caawinaya in aad riyooyinkaaga rumayso.
Siddoo kale asxbaata, ehelkaaga iyo haddii ay kugu caawin waayaan si aad u rumayso riyadaada , bilow oo dhagaha ka furayso waxa xaqiiqa ah muddo ka dib dadaalkaaga in aad u noqondonto dayax ay hiigsadaan.

Ha niyad jabin ee uhur wakhtigaaga , kartidaada , Dadaalka iyo in aada awooda saarto hammigaa si aad u runayso riyadaada.
Shirkadan DHL waxaa lagu soo waday dadaal , firfircooni muddo 55 sanno ah si ay u noqoto DHLka ay maanta tahay.

NB: waxan soo sameeyey Turjumaad aan toos ahayn.

Baraha bulshadu waxay aduunyada ka noqdeen muraayad si fiican looga dheehan karo shaqsiyada qofka.Waxayaabaha meelaha qa...
06/06/2022

Baraha bulshadu waxay aduunyada ka noqdeen muraayad si fiican looga dheehan karo shaqsiyada qofka.
Waxayaabaha meelaha qaarkood aad ku arkayso haddii aad shaqo xaree is tidhaa waxa ka mid ah In aad facebook profile kaa ku soo ladho codsiga.
Haddaba garoo baraha bulshadu waxa uu hadda ku soo biiray meelaha qofka laga qiimeeyo.

Address

HARGEISA
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nim'an H Barkhad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Nim'an H Barkhad:

Shortcuts

Share

Category