Geeridu waa xaq Qof ksataana halkaasaa udanbaysa, sii shaqayso inta aanad halkan Iman .
Al-khayr medie
Al khayr medie waa page khayrka utaagan fadlan Soo Follow gree.
Ramadaan way Soo gashee see aynu ugu diyaar garownaa
Sh musdafe xaaji ismaacii haaruun.
25/02/2025
Waa mahadsantihiin dhamaantiin
18/02/2025
Ramadaan 10 Cisho ayaa ka hartay.
Maxaa dhaca 15 shacbaan
Sh Mohamed Omar dirir.
Al-khayr medie
Fadliga Kujira Bisha Shacbaan iyo Waxyaabaha La Sunneeyo || Sh Dirir || Gaarsii Saaxibadaa
Fadliga ay leedahay bisha shacbaan.
Sh maxamed cabdi umal
Al-khayr medie
03/02/2025
''Ciidanka Dabdamisku hadii Daqiiqad ay habsamaan ay keenayso in Qof Muslim ahi dhinto Qofka Wadada xidhay danbi ayuu ku yeelanayaa,,
Sh Mustafe Xaaji Ismaacil
31/01/2025
Bisha Shacbaan ayaa si rasmiya looga arkay dalka Sucuudiga taas oo ka dhigan in Bisha Barakaysan ee Ramdaan ay innaga xigaan 30 maalmood oo keliya.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Website
Address
Hargeisa