Dayax Proffesional College

Dayax Proffesional College

Share

Ugu kaalay Dayax Professional College waxbarsho Tayo leh

16/11/2023

---- Dayax Proffesional College ----
----- COURSE: PHARMACOLOGY -----
----- CREDIT HOURS: 3 HRS ----
----- THREE DAYS IN A WEEK -----
----- LECTURER: KHALID DAYIB ----

Dayax Proffesional College Ugu kaalay Dayax Professional College waxbarsho Tayo leh

Photos from Dayax Proffesional College's post 12/07/2023

Ma doonaysaa in hab Online ah Gacanacsi ku bilawdo? adigoo Shirkadaha waaweyn alaabo kasoo iibsanaya qiima jabanna ku helaysid sida Shirladda caanka ah ee Ali-baba iyo shirkadaha kale ee habka online-ka ah ku shaqeeya, kadib wadankaad joogto dib uga iibin kartid weliba qiima macquul ah.
Hadaba Dayax College wuxuu bixinayaa xirfadii aad ku baran lahayd adeegaas.
Ardayda la qaadano oo ah tiro kooban fadlan la soo xidhiidh Taleefoonadan
College ku wuxuu ku yaala magaalada Hargeysa gaar ahaan Tiyaatarka weyn dhinaciisa bari ama la soo xidhiidh
063- 4207043 / 063- 4003150

16/06/2023

09/02/2023

Kusoo dhawaw Dayax Professional College, oo ku yaala magaalada Hargeisa gaar ahaan aaaga Tiyaatarka ama Sladhiga New Hargeisa Barigiisa.

College ku waxaa diyaar idiinku ah macalimiin aqoon u leh mihnadda caafimaadka waxaana wax laguu Bari doonaa Hab (Theory iyo Practical) ah.

Fadlan Kala soo xidhiidh telefoonada Ku qoran

29/01/2023

Issue: Short course
Course title: Drug Supply Management
Duration: Three Weeks
Days: - Wednesday and Thursday
- Thursday and Friday
Time: Two Hours per lecture
Location: Bariga Tiyaatarka u dhaw saldhiga New Hargeisa

Mr. Khalid Dayib
B.pharma - Msc

18/01/2023

KUSOO DHAWAADA DAYAX Proffesional College,
SAACADAHA:-
1. BACDA DUHUR
2. BACDA CASAR
3. BACDA MAKHRIB

LECTURER: DR. KHALID DAYIB
LEVEL: SENIOR LECTURER AND MASTER OF PHARMACOLOGY

10/01/2023

KU SOO DHAWAADA DAYAX Proffesional College, OO KU YAALA NEW HARGEISA GAAR AHAAN KAALINTA AL-SHUKRI

FADLAN SOO GARAAC LAMBARADA HOOS IDIINKA MUUQDA

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

New Hargeisa
Hargeisa
0000