Saac academy

Saac academy

Share

waa academy bixisa courses ka ku taxaluqa dhanka IT ga iyo Technology yada . fadlan kusoo biir

Fadlan buuxi formka ugana jawaab suaalaha sida ugu saxsan. 26/11/2023

Fadlan buuxi formkan aanu ku eegeyno Bulshadeenu xirfadaha ay xiisaynayaan iyo xirfadaha loogu baahida badan yahay wakhti xaafirkan :

Fadlan buuxi formka ugana jawaab suaalaha sida ugu saxsan. Suaalahan waa qiimeyn aanu ku eegayno caqabada bulshadeena haysata iyo dhanka ay u badan tahay dhibaatadaasi , si aanu u xalino talona kaaga siiso qaabkii aad u horumarin lahayd naftaada xirfadna aad u baran lahayd mustaqbalkaaga wax ka bedesha:

Photos from Saac academy's post 05/10/2023

:
Macmiil ma dooneysaa inaad sxbkaa ama sxbtaa gift uga dhigto wax aan dadka kale usoo xidhin hadaba Macmiil waxaanu kuu haynaa saacadaha smart watches d20 oo ah saacado la shaqaynayo mobile kaaga adeegyo badana kuu qabanaya sidoo kalena qiimahoodu ku eryayn .
Hadda dalbo oo durbo hel adoo gurigaaga jooga oo aan dhibtoonba.
: $14

: hargeisa somaliland
: 063-4304883 | 065-9100114
: 63 4304883

Photos from Saac academy's post 12/09/2023

Macmiil ka ka faaiideyso laabtopyadan jaban oo aad ka helayso magaalada hargeisa
Hadaad diyaar tahay nalasoo xidhiidh si aan information kaaga siino qiimahooduna waxaa uu u dhaxeeyaan $160 ilaa $230
:
063-4304883 | 065-9100114
Ama kusoo dhufo button ka hoose ee WhatsApp.

08/08/2023

Waxaa la ogaysiinayaa bahda waxbarashada jecel ee ku dhaqan magaalada hargeisa iyo nawaaxigeeda in la idiinka bilaabay collage ka kaafi innovation koorsooyin la dhigayo maalinta jimaha iyo khamiista oo keliyah koorsooyinkaasna waxaa kamida:
1. Graphic design
2. Video editing and voice editing
3. Digital Facebook Marketing
4. Office programs
5. Antenna configuration iyo
6. Websites
:
Kaafi innovation waxaa uu ku yaalaa dhanka bari ee fooqa guuleed mall ee u dhaw masjidka cali mataan.
:
063-4304883 | 063-4877543
065-9100114 | 065-9314368

01/07/2023

Macmiil maanta ka dib iska ilow laptop wakhti badan soo kaca ama battery🔋 gu markiiba dhaco. Qiimo macquul ahna lagaasiin doono.

063-4304883 | 065-9100114

02/01/2023

Qiimo dhimis 40% :
Bahda jecel waxbarashada waxaanu ogeysiineynaa inaanu qiimo dhimis balaadhan kuugu samaynay dhamaanba koorsooyinka ku jira academy saac academy muddo 7 casho keliyah sanadka cusub awgii .
Ka faaiideyso koorsadaa jeceshahay intaan wakhtigu ku dhaafin.
Koorsiiska diyaarka ah .
1. Digital Facebook Marketing:
https://saacacademy.com/courses/digital-facebook-marketing/
2. Graphic design:
https://saacacademy.com/courses/graphic-design/
3. Adobe Audition cs6 :
https://saacacademy.com/courses/adobe-audition-cs6/
4. Excel account:
https://saacacademy.com/courses/excel-course/
5. Sql server database:
https://saacacademy.com/courses/sql-database/
6. Basic computer level one:
https://saacacademy.com/courses/basic-computer-level-one/

Ama booqo website ka :
https://saacacademy.com/

01/12/2022

Baro farsamadii aad ganacsigaaga online ka ah ku gaadhsiin lahayd bulsho badan maalmo kooban,
Adoo isticmaalaaya page kaaga Facebook.
Nagalsoo xidhiidh .WhatsApp :+25263-4304883 | telegram: +25265-9100114

11/11/2022

Kobci ganacsigaaga oo kor u qaad horumarka dhanka internet ka waxaan kuula diyaar nahay design kasta oo ganacsigaaga kor u qaadaya

10/11/2022

Ma jeceshahay in ganacsigaaga horumar weyn uga gaadho dhinaca online ka iyo social media yahaba , haday jawaabtaadu tahay haaa waxaanu kula kobcin doonaa ganacsigaaga iyo meheradaada inagoo aan meelna wada joogin iyo hadaynu wada joognaba .
Nagalasoo xidhiidh : WhatsApp +252634304883 | +25265-9100114

06/11/2022

Haddii aad dooneyso page ka ganacsigaaga in lagaaga shaqeeyo diyaarbaanu kuu nahay .
| Social media poster

06/11/2022

Macmiil ma jeceshahay in page kaaga lagaaga shaqeeyo xayeysiisyo soo jiidasho lehna laguugu sameeyo iyo nashqadayn qurux badan soo dhawoow.

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Hargeisa