29/04/2026
Berri ay ayaanu billaabaynaa Dawradaa insha allh
La soo xidhiidh: 63 3606000
Ku soo dhawaada Akadamiyadda Al-Jamiil ee Farqurxinta. Waxa Mushrif ka ah Sh Muuse Khadaad
29/04/2026
Berri ay ayaanu billaabaynaa Dawradaa insha allh
La soo xidhiidh: 63 3606000
21/04/2026
𝑶𝒈𝒂𝒚𝒔𝒊𝒊𝒔 𝑴𝒖𝒉𝒊𝒊𝒎 𝒂𝒉
Soo dhawoow wllo
𝗪𝗮𝘅𝗮 𝗶𝗻𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗹𝗹𝗮𝗮𝗯𝗺𝗶 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮 𝗸𝗵𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗡𝘂𝘀𝗸𝗵𝗮𝗱𝗮 , 𝘁𝗮𝗮𝗿𝗶𝗶𝗸𝗵𝗱𝗱𝘂 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗮𝘆 𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 30/04/𝟮𝟬𝟮6
Mudada uu sconoyo : 3bilood .
Maalmaha: Khamiista iyo Jimcaha.
Shaado: Marka aad dhamayso.
Goorta: 08:00Am aroornimo.- Dumar
10:00Am aroornimo.- Rag
Goobta: Machadka ibnu baaz qaybta 1aad.
La Xidhiidh: 633606000
Ka faa'idayso Adiga oo iska diiwaangalinaya
08/04/2026
in ka yar 24 saac ayaa ka hadhay dowraddii ruqacada.
berri ayay billaabmaysaa
06/04/2026
Wargalin Muhiim ah
Khamiista soo socota waxa billaabmaya Tababarka khadka Ruqacada.
05/04/2026
Qaar ka mid ah ardeyda isdiiwaangalisay Course-ka khadka Nuskhada.
04/04/2026
Tababarkii wuu billaabmay
📣𝐎𝐆𝐀𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒 𝐌𝐔𝐇𝐈𝐈𝐌 𝐀𝐇
Waxa aan ogaysiinaynaa dhammaan Ardeyda jecel barashada Farqurxinta Carabida in aan u diyaarinay Course dhammaystiran oo khadka Nuskhada ah, iyada oo ku baxaysa hab Online ah, si rasmi ahna aanu u billaabayno 𝟎𝟒/𝟎𝟒/𝟐𝟎𝟐𝟔.
Mudada ay soconayso : 24Maalmood oo 3bilood ah.
Todobaadkii: Saddex Cisho.
Waxuu ku soocan yahay Course-ku;
- Boog diyaarsan: Pdf Free ama waa laguu gu soodiri halka aad joogto.
- Dabalgal iyo Sixidda Casharrada.
- Ardey kooban.
- Bixinta: Shahaado.
- Fiiga Course - ka: halmar ayaa la bixinayaa.
la soo xidhiidh WhatsAppk-ka : 63 3606000
qaybta Faallada iska diiwaangali
03/04/2026
Tabarkii ONlLINE-ka ahaa waxa uu inoo billlaabmayaa berri oo Sabti ah.
link-ga hoose iska diiwaangali
02/04/2026
Tabarkii ONlLINE-ka ahaa waxa uu inoo billlaabmayaa 04/04/2026
link-ga hoose iska diiwaangali