08/12/2023
Al-fajar waxay kuu doyaarisay computer skills ood hab online ku baranayso adoo gurigaaga ama goobtaada shaqo jooga..
Coursekani waa bilaash .. waxana uu soconayaa muddo laba bilood ah .. wixii faahfaahina kala xidhiidh whatsapp:+252633624913.
29/09/2023