Mac-hadul kawkab

Mac-hadul kawkab

Share

xarunta barashada qur'aanka kariimka iyo culumta shareecada islaamka si toos ah iyo onlineba waad ku dhigan kartaa

01/10/2025

Dear customer Ka faidayso mudadan kooban oo qiime dhimista aan idin samaynay iyo fursadan Dahabiga ah
Waxaad ku heli kartaaa $200 , $260 , $190 , $ 230 dhammantoodn waa laptopyo grantii haysto mahadsanid
, , @

04/10/2023

Alle ahu quranku wuxuu ufuraa albaaba xidhan , qofka ahlu quranka ah wuxuu helaa waxyaala uusan filanaynin oo guulo iyo farxado ah .

06/08/2023

Isdiiwaan gelintu way furantahy
Fadlan LA xidhiish lambarka hoos ku xusan Mac-hadul kawkab

18/06/2023

Machadku wuxuu idin hayaa fursad waxbarasha oo dhamaystiran ku baro aqoonta diimeed adigoo hoygaaga jooga

30/03/2023

Qiime maleh looxaantu [alwaaxdu ] markuu dahab kuu muuqdo, lkn markaad quusto waxaad qabsan doontaa looxaanta mana milicsanaysid dahabka
( Noqo mid dadka waxtara markay u baahanyihiin )

17/02/2023

Asc. Wr waxaan ogaysiinayaa dhamaan Ardayda iyo waalidiinta sharafta leh ee Mac-hadul kawkab in Bari machakii fasax uu yahay waana mahadsantihiin

30/12/2022

Sidee Taiwan ku xaqiijisay hormarkan technologyada hada ay gaadhay ??
Shekh mustafe xaaja ismacil

24/12/2022

Dadka wanaag u samee adigoo ka doonayn mahad naq iyo amaan midnah

27/11/2022

💕 Hadii aad aragto asxaataadoo meel sare gaadhay adigana aad kahoos maratay naftaada dib uga laabo dib udhaca laguma gaaro waxa aad dalbayso 💕

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Wadada Cali Jaamac
Hargeisa
DALCADACALIJAMAC