Darul xufaad Online and Home teaching

Darul xufaad Online and Home teaching

Share

Waxa la ogaysiinayaa dhamaan dadka jecel qur'aanka iyo barashadiisa in lagu bari doono qur'aanka

06/10/2022

Dhammaan ardayda ka faa'idaysi wcn

28/07/2022

Sanad dugsiyeed 2022/2023 waxaanu qaadanaynaa arday cusub oo qaab casri ah ugu baranaaya qur'aanka online &offline ba ,oo muddo aad u kooban ku baranaaya qur'aanka kariimka ah.
Hadaba iska diwaan gali numberada xaga hoose ku qoran.
Ka faa'idaysi wcn

04/07/2022

Ka faa'idaysi wcn

17/06/2022

Is diwaan galintu way socotaa

17/06/2022

Kubaro qur'aanka kariimka ah online iyo offline muddo aad u gaaban.
Is diwaan galintu way socotaa.

14/06/2022

Kubaro qur'aanka kariimka ah meel walba oo aad joogto online iyo offline.
Is diwaan galintu way socotaa

29/05/2022

Darul xufaad Online and Home teaching waxa uu ogaysiinayaa in uu bilaabay qaybtii Online ka ahayd oo ay kuu dhigayaan macalimiin tayo leh iyaga oo isticmaalaya qalab casri ah oo loogu talo galay in lagu Barto qur'aanka kariimka ah.

26/05/2022

Waxa la ogaysiinayaa dhamaan dadka jecel barashada qur'aanka in sandakan laqaadan doono arday cusub oo hab casri ah qur'aanka loogu bari doono adiga oo gurigaaga jooga amma hab online ah.
Waxyaabaha lagu baran doono waxa ka mid ah:-
1.xifdiga qur'aanka kariimka ah mudo kooban
2.luuqada carabiga
3.Tawxiidka
4.caqiidada
5.Tajwiidka
6.xisnul muslimka amma adkaarta
7.xadiiska
Waxa intaa dheer shahaadada qur'aanka oo lagu siin doono marka aad dhamayso qur'aanka.

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Sheikh Madar Road
Hargeisa
4433