SAHMO Academy

SAHMO Academy

Share

For The Career Of Your Life

22/01/2022

,Kuliyada Sahmo Academy waxay idiinku bushaaraynaysa inay bilawday fasalo cusub oo kooban iyada oo ay la socoto fursad Half-Scholar ah.
waxii faahfaahin ah waxad kala soo xidhiidhi kartaa numberada hoos ku xusan.

14/11/2021

Ku Soo dhawoow Tacliin sare iyo Sahmo Academy.
Waxaanu Ku Diyaarinay Fasalo Cusub.
isdiwaan Galintu waa Bilaash.
Address: 0634828140 / 0634239419 / 0634633804
Location: Sii jeedka Dhakhtarka ilkaha ee Abokor Cartan, Hargeisa.

29/08/2021

Akaadamiyada barashada culuumta kala duwan ee
SAHMO Academy waxay ugu bushaaraynaysaa
Bulshada jecel waxbarshada inay qaadanayso fasalo
cusub kuwaasi oo kala ah sidan hoose:
1. Diploma of Nursing
2. Diploma of Midwifery
3. Diploma of Pharmacology
4. Diploma of Social Worker
5. Diploma of Human Resource
Mudada Lagu baranayo waa hal sano
Marka laga reebo ( Human Resource & Social Worker)
oo lagu baranayo afar bilood
Tilmaan: Abokor Artan dhankiisa Woqooyi
☎️ 0634828140 | 0634010564 | 0634239419 | 0634633804

12/08/2021
15/07/2021

Ku Soo dhawoow Tacliin sare iyo Sahmo Academy.
Waxaanu Ku Diyaarinay Fasalo Cusub.
isdiwaan Galintu waa Bilaash.
Address: 0634828140 / 0634239419 / 0634633804
Location: Behind Artan Hotel, Hargeisa.

Photos from SAHMO Academy's post 16/04/2021
Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Behind Artan Hotel
Hargeisa

Opening Hours

Monday 15:00 - 18:30
Tuesday 15:00 - 18:30
Wednesday 15:00 - 18:30
Thursday 16:00 - 19:00
Friday 16:00 - 19:00
Saturday 15:00 - 18:30
Sunday 15:00 - 18:30