22/06/2022
Maxay tahay sababta ay talista police ka somaliland ay u dhayaalsanayaan arinka muniira yar oo ah muwaadin u dhashey dalka oo loo gaystay abuse physical iyo mental.
Sidaad ka daalacan karto vedioga hoose waa qadan qaran o qasbaysa una gysanaysa gacan qaad sidokale waxaa kuu muuqata dilka iyo jugta laso gaarsiiyey wajigeeda.
muniira waxaa lagu haystaa maxaad uso bandhigtey xanuunkaaga ayado familkeede ay beeninayaan saaso tahy muniira waxay martey baaritaan waxaana la sheegay in ay ka xanuusanayzo caloosha ayna qaraxdey toobada caloosha ayma tufayso dhiig.
Familkeeda waa ay dayaceen waa ayna ka eryeen guriga saasoy tahay markey xanuunkeda qarsan waydey ayso bandhigtey waxaa loo gaystay tacadiyo kala duwan sida jirdil, xidhid, maagitaan, hanjaabado culculus.
waxaa iskaso daba dhacaya cadaymo laga hayo hooyadeed oo ah tacadiyada ay u gaysatay.
Fadlan Fadlan yaanan lagu egan tacadiga iyo dhibka ay ku jirto waxay rabtaa cawiimad, Fadlan hala gaarsiiyo fariinteeda waaxyaha police ka iyo xuquuql insaanka🥺.