Dalal media

Dalal media

Share

Bage is exclosive for me that about to connect my beloved friends relatives and my family live arround the world

10/05/2026

Reer hargiesa iyo wasiirka madaxtooyada oo caawa ku kulmay fagaaraha khayriyada oo dabaaldaga 18 may kasocoto

10/05/2026

Waa muqaal laga soo dubay mudaharaad uu hogaaminayo cabdiraxman cabdishakur ee maanta kadhacay muqdisho

10/05/2026
10/05/2026

Mid ka mid ah shacabkii Banaabaxa dhigayey oo dhaawac soo gaaray isbitaalna lala cararay.

10/05/2026

Shacabkii mudaharaadka salmiga kawaday magalada casimada ee muqdisho oo ciidamada dawladu rasaas kufuray,

Warbaahinta gaarka looleyahay ayaa kuwaramaya inay jiraan khasaare iyo dhaawac

Halkan kala soco wixii war ahee soo kordha

.....DALAL MEDIA ........

10/05/2026

Shacabka dayniile oo banaanbax kasamaynaya maglada muqdisho

09/05/2026

Xalada magalada muqdisho oo caawa laga dareemayo cansi dagaal, iyadoon la sadaalin karin waxay kudanb doonto

30/04/2026

Maanshalah waa umad ilahay wanaga iyo naxariista garansiyey

Kor joogtaynta shaqada, kormeer joogto ah iyo la xisaabtanka shaqaalaha waa tiirarka ugu muhiimsan ee waajibaadka Xoghayaha Fulinta Dawladda Hoose ee Hargeysa, Mudane Mukhtaar Maxamed Gaaxnuug (Boosh-Cade).

Arrimahaas oo si hufan loo fuliyay ayaa sabab u noqday in si habsami leh oo qurux badan u soo gabagaboobo hawshii lagu rarayay 400 qoys oo ay Dawladda Hoose siisay dhul ay si rasmi ah u leeyihiin.

27/04/2026

Waa maxay sababta kadanbaysa in saxaafada somaliland laga mabnuuco iney kasoo waramaan baarlamaanka J/SOMALILAND

27/04/2026

.................TACSI TIRAANYO LEH.....................

Inaalilahi wa inaa ilahyhi raajucuun
Waxaan halkan tacsi tirayaanyo leh udirayaa qoyskii qarabadii iyo dhamaan qaranka jamhuuriyada somaliland ee uu kabaxay gashaanle sare oo ku magac dheraa oo ku geeriyooday magalada hargiesa.

Waxaan ilahay uga baryayaa inuu janatul fardawsa kawaraabiyo, inagana samir iyo imaan naga siiyo

11/04/2026

Siyaasada la isma amaahiyo Ee waa looo fikiraaa loona shaqaystaaa !

Rafaadka badan inaga Daaya

WII WAA WAA MAYORj

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Hargiesa Airport
Hargeisa
4176