Mawliid aadam Mohamed

Mawliid aadam Mohamed

Share

Xisaabi xil ma leh hadaan la xumayn

01/09/2021
09/11/2020

Kasarifo Duco qabe Money Exchange

Photos 09/11/2020
09/11/2020

Isku day inaad jeclaato Murugooyinkaaga ...
Waxaa laga yaabaa inay tagto, sida ay nooga tagayaan wax walboo aan jecelnahay

23/10/2020

Shaafi University College Welcome to Shaafi University College — Inspiring Healthcare Excellence

💡 Quality Education | Practical Skills | Leadership
📍 Hargeisa

11/09/2020

waxa aad xambarsan tahay

Faras iyo dameer baa maalin wada hadlay iyaga oo isku haysta waxa midna sharaf iyo qimo uu yeelay ee midka kalana duleeyaay ee hoos uu dhigay .

Dameerki baa ku yidhi faraaski sidaan dadka ugu shaqeeyo adigu ugu ma shaqaysid waxan uu Qabtaana uma qabaatid adigayna dadku ku jecel yihin adigayna ku ammanaan adigayna ku xiseeyan.
" waan ka shaqo badanahay oo waan ka xoog badanahay oo ka culays badanahay haddana waad iga sharaf badan tahay " ?

- Maxad ku heeshay sharaafta iyo qimaha ay dadku ku hayaan ?
- Anigana maxa igu wacan duulinimaada ?
- Maxa anigana iga dhigay dameer adigana ka dhigay faras ?

Faraski baa ugu jawaabay oo ku yidhi xoog badan iyo alaab culus oo la qaado ama baa shaqo badan oo la qabto sharaf iyo wanaag lagu maa heelo wayo

" sharaaftaada iyo qimaahagu baa wuxu ku xidhan yahay waxa aad xambarsan tahay "

- Waxanaad qimo beeshay marka aad dhabaarkaaga saartay cunto , biyo iyo raashin oo qudha , aniguna waxan qimo yeeshay markan dhabaarkayaga saaray qof nool oo farda fuul aah ama baa dagaal yahayn aah markaasan ka qayb galay dagaalka sidaasan geesi ku noqday adiguna aad doqon ku noqotay sidaasa lay ammaana adigana lagu caaya , sida baa bad dameer ku noqotay aniguna faras ku noqday .

~~~ Murtida sheekada ~~~

• Haddi faras iyo dameer ay ku kala sharaf bateen waxa aay dhabaarka ku xambarsan yihin , dadkuna waxay ku kala sharaf bateen aqoonta iyo fikraada uu nin walba xambarsan yahay.

• Dadka mid baa xambarsan fikrada aah cunto iyo biyo oo qudha sida dameerka oo kale halka midna uu xambarsan yahay oo uu ka fikirayo ummada .

• Waa Nin baa halku isagu is dhigo ayuun baa la dhiga.

• Mar waalba hagaaji fikraada aad xambarsan tahay wayo waxa aad xambarsan tahay ayuun baa lagugu qimaynaya .

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Bandare
Hargeisa
YY67656