22/04/2026
TSN Technology Academy waxay ogaysiinaysaa bahweynta jecel culuumta IT-ga In la bilaabi doono Course ka Network Specialist Training [CCNA]
📌 Xaruntu waxay ku taala wadada Timacade ee Kaaraha, kasoo horjeedka SagalJet, Fooqa Barsame Bussiness Center, Dabaqa 4aad.
☎ Wixii faahfaahin ah kala soo xidhiidha Tell: 63 7979800
11/04/2026
🔄Dib u Habayn: Full Stack Developer Course (Updated)
TSN Technology Academy waxay ku wargelinaysaa dhammaan bahweynta jecel culuumta IT-ga in dib u habayn lagu sameeyay Course kii ahaa Full Stack Developer
✅ Course-ka hadda wuxuu ka kooban yahay :
● Frontend (HTML, CSS, Tailwind CSS, JavaScript, React JS) - 1.5 Month
● Backend (Node.js, Express, Prisma, Typescript, Postgres) - 1.5 Month
Wixii faahfaahin ah noogu kaalay ama nagala soo xidhiidh ⬇️
📌 Xaruntu waxay ku taala Wadada Timacade ee Kaaraha, Kasoo horjeedka SagalJet, Fooqa Barsame Bussiness Center, Dabaqa 4aad.
☎ Tell: 63 7979800
01/04/2026
TSN Technology Academy waxay ogaysiinaysaa bahweynta jecel culuumta IT-ga In la bilaabi doono Course ka Full Stack Developer
✅Waxa course kan Kuula socda hal maalin oo free demo lesson ah.
📌 Xaruntu waxay ku taala Wadada Timacade ee Kaaraha, Kasoo horjeedka SagalJet, Fooqa Barsame Bussiness Center, Dabaqa 4aad.
☎ Wixii faahfaahin ah kala soo xidhiidha Tell: 63 7979800
05/01/2026
TSN Technology Academy waxay ogaysiinaysaa bahweynta jecel culuumta IT-ga In la bilaabi doono Course ka Network Specialist Training [CCNA]
Waxa course kan Kuula socda hal maalin oo free demo lesson ah.
📌 Xaruntu waxay ku taala Wadada Timacade ee Kaaraha, Kasoo horjeedka SagalJet, Fooqa Barsame Bussiness Center, Dabaqa 4aad.
☎ Wixii faahfaahin ah kala soo xidhiidha Tell: 0637979800
09/12/2025
TSN Technology Academy waxay ku wargelinaysaa dhammaan bahda jecel waxbarashada iyo culuumta IT-ga in xaruntu ay bilaabeyso fursad waxbarasho oo cusub oo heer sare ah.
📌 Xaruntu waxay ku taala Wadada Timacade ee Kaaraha, Kasoo horjeedka Sagal Jet, Fooqa Barsame Bussiness Center, Dabaqa 4aad.
☎ Wixii faahfaahin ah kala soo xidhiidha Tell: 63 7979800
21/10/2025
TSN Technology Academy waxay Ogaysiinaysaa bahweynta jecel waxbarashada iyo culuumta IT-ga ogeysiineynaa fursad waxbarasho oo cusub in xarunta tababarada TSN Technology Academy in ay bilaabayso,
• Infrastructure Specialist Training
📌 Xaruntu waxay ku taala Wadada Timacade ee Kaaraha, Kasoo horjeedka Sagal Jet, Fooqa Barsame Bussiness Center, Dabaqa 4aad.
☎ Wixii faahfaahin ah kala soo xidhiidha Telephone kan: 63 7979800
07/08/2025
TSN Technology Academy waxay bahweynta jecel waxbarashada iyo culuumta IT-ga ogeysiineynaa fursad waxbarasho oo cusub in xarunta tababarada Tsn-technology Academy in ay bilaabayso,
• Infrastructure Specialist Training
📌 Xaruntu Waxay ku taala Wadada Timacade ee Kaaraha Kasoo horjeedka Sagal jet Fooqa Barsame Bussiness Center Dabaqa 4aad
☎ Wixii faahfaahin ah kala soo xidhiidha Telephone-no: 63 7979800
Tsn-technology
TSN Global IT aims to become an international centre of excellent in IT and technology training.
22/06/2025
TSN Technology Academy waxay bahweynta jecel waxbarashada culuumta IT-ga ogeysiineynaa fursad waxbarasho oo cusub in xarunta tababarada Tsn-technology Academy in ay bilaabayso,
• C # Proggramming Bootcamp
📌 Xaruntu Waxay ku taala Wadada Timacade ee Kaaraha Kasoo horjeedka Sagal jet Fooqa Barsame Bussiness Center Dabaqa 4aad
☎ Wixii faahfaahin ah kala soo xidhiidha Telephon-no: 63 7979800
Tsn-technology
TSN Global IT aims to become an international centre of excellent in IT and technology training.
03/06/2025
TSN Technology Academy waxay bahweynta jecel waxbarashada iyo culuumta IT-ga ogeysiineynaa fursad waxbarasho oo cusub in xarunta tababarada Tsn-technology Academy in ay bilaabayso,
• Infrastructure Specialist Training
📌 Xaruntu Waxay ku taala Wadada Timacade ee Kaaraha Kasoo horjeedka Sagal jet Fooqa Barsame Bussiness Center Dabaqa 4aad
☎ Wixii faahfaahin ah kala soo xidhiidha Telephon-no: 63 7979800
10/05/2025
Arday ka qalin jabisay koorsooyinkii kala duwanaa ee ka socday TSN Technology Academy, kuwaas oo kala ahaa:
1. Full Stack Developer - Front-end
2. Cybersecuirty Specialist
3. Infrastructure Specialist
📌Koorsooyinka ay Dhammeeyeen Ardaydu waxay ahaayeen kuwo xirfado badan uga soo kordheen, kuwaas oo loo diyaariyay suuqa shaqada casriga ah.
Wixii FaahFaahin ah Kala soo Xidhiidh : Call iyo Whatsapp 63 7979800