Al-Huda Education Office

Al-Huda Education Office Waa Boga Rasmiga ah ee Xafiiska Waxbarashada Hay'adda Al-Huda ee Ku Taala Magaalada Hargaysa.

Ardayda 5 jus ee u soo Gudbay Wareega 2aad ee Magaalada Hargaysa.
01/02/2026

Ardayda 5 jus ee u soo Gudbay Wareega 2aad ee Magaalada Hargaysa.

Ardayda u soo gudbay wareega 2aad Gobolada Galbeedka Musaabaqada Daarul raxma.
01/02/2026

Ardayda u soo gudbay wareega 2aad Gobolada Galbeedka Musaabaqada Daarul raxma.

Ardayda u soo gudbay wareega 2aad ee Qur’aanka kariimka ah; 10,15,20,30 jus.
01/02/2026

Ardayda u soo gudbay wareega 2aad ee Qur’aanka kariimka ah; 10,15,20,30 jus.

Natiijda Ardayda Sunada u soo gudubtay wareega labaad ee Hargaysa
01/02/2026

Natiijda Ardayda Sunada u soo gudubtay wareega labaad ee Hargaysa

25/11/2025

AMAL PRIMARY AND KG SCHOOL
Waxa Uu Daabuurka Dugsiga ku Marti Qaaday Marwo Faadumo Biixi Kooshin oo ah Aasaasaha Dugsiga Faadumo Biixi.

Jaamacadda Al-Huda oo Tobobar Laba Cisho Soconayay u soo Xidhay Maamulka iyo Macalimiinta Dugsiga Hoose Dhexe ee Amal, M...
28/10/2025

Jaamacadda Al-Huda oo Tobobar Laba Cisho Soconayay u soo Xidhay Maamulka iyo Macalimiinta Dugsiga Hoose Dhexe ee Amal, Munaasibada lugu soo Xidhay Tobobarka waxa Ka soo Qeyb galay Guddoomiyaha Xafiiska Waxbarshada Sheekh Ciise Yuusf iyo Guddoomiyaha Jaamacadda Al-Huda Cabdikariim Axmed.

29/09/2025

Fadhigii Dhamaystirka Quraanka ee Arday Axmed Cabdirashiid Axmed oo ka Bilaabay Quraanka Kana Dhameeyay Madarisada Al-Amiir ee Xaafada Masalaha.

Maamulka Dugsiga Hoose/Dhexe ee Amal Wuxuu Munaasibad Qiimo badan u sameeyay Ardaydii Kaalmaha Sare ka Gashay Imtaxankii...
25/09/2025

Maamulka Dugsiga Hoose/Dhexe ee Amal Wuxuu Munaasibad Qiimo badan u sameeyay Ardaydii Kaalmaha Sare ka Gashay Imtaxankii Sanad Dugsiyeedka 2024-2025. Ardaydaas oo lugu Abaal mariyey Amaal marino qiimo badan.

Ardayda Dugsiga Baahiyaha Gaarka ah ee Al-Huda Waxa u Qabsoomay Munaasibad ay ku xusayeen Todobaadka Luuqada Suul-Dhabaa...
22/09/2025

Ardayda Dugsiga Baahiyaha Gaarka ah ee Al-Huda Waxa u Qabsoomay Munaasibad ay ku xusayeen Todobaadka Luuqada Suul-Dhabaalaha (Sign Language), Munaasibada Oo loo Qabtay Qeybta Ardayda Maqalka ka Xadidan, Waxa ka Mid ahaa Waxyaabahii ay Sameeyaan:-
- Farshaxan & Qurxinta Sawiraan.
- ⁠Ciyaarta Kubada Cagta.
- ⁠Tartanka Luuqada iwm
barnaamijka wuxuu ku dhamaaday Si Qurux badan oo ay Ardaydu uga Mahad celiyeen Maamulka Dugsiga , Teamka Soo qaban Qaabiyay Ee Ubah iyo Team kii macaliniinta ahaa ee Hargeisa Deaf club.

Maamulka Dugsiga Hoose/Dhexe ee Daar Nawaaf Wuxuu Munaasibad Qiimo badan u sameeyay Ardaydii Kaalmaha Sare ka Gashay Imt...
10/09/2025

Maamulka Dugsiga Hoose/Dhexe ee Daar Nawaaf Wuxuu Munaasibad Qiimo badan u sameeyay Ardaydii Kaalmaha Sare ka Gashay Imtaxankii Sanad Dugsiyeedka 2024-2025. Ardaydaas oo lugu Abaal mariyey Jaa,isado Qiimo badan.

Xaflad loo Sameeyay Ardaydii Kaalmaha h**e ka galay Imtaxaankii Sanad-Dugsiyeedka 2024-2025 ee Dugsiga Hoose/Dhexe ee Al...
28/08/2025

Xaflad loo Sameeyay Ardaydii Kaalmaha h**e ka galay Imtaxaankii Sanad-Dugsiyeedka 2024-2025 ee Dugsiga Hoose/Dhexe ee Al-Jamaal, Munaasibada Xaflada waxa ka soo Qeyb galay Guddoomiyaha Xafiiska Waxbarashada ee Hay'adda Al-Huda Sheekh Ciise Yusuf & Kormeeraha Guud ee Xafiiska Waxbarashada Jaamac Iid iyo Masuulyiin kale.

Dugsiga Hoose/Dhexe ee Amal waxa ay Marti Geliyeen Wariye Khaalid Ismaciil Cabdiraxmaan - Khaalid Foodhaadhi oo Ardayda ...
28/08/2025

Dugsiga Hoose/Dhexe ee Amal waxa ay Marti Geliyeen Wariye Khaalid Ismaciil Cabdiraxmaan - Khaalid Foodhaadhi oo Ardayda Dugsiga u Jeediyay Kalmad qiimo badan oo ku Saabsan Khatarta ay leedahay Istacmaalka Baraha Bulshada, Sidoo kale Wariye Khaalid Foodhaadhi wuxuu booqasho ku tagay Dugsiga Baahiyaha Gaarka ah ee Al-Huda oo ka Kooban (Qaybta Ardayda Baahiyaha Indhaha & Dhagaha qaba), Dugsigan Ardayda Baahiyaha Gaarka ah qaba oo ku yaala Xaafada Isha Boorama.

Address

Masallaha
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Huda Education Office posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Al-Huda Education Office:

Shortcuts

Share

Category